Browsing: K/Galbeed
Xubno isugu jirta aqoonyahanno, siyaasiyiin, saxafiyiin iyo ururada bulshada oo ka soo jeeda K/Galbeed Soomaaliya ayaa aasaasay koox culeys saar…
Ciimada Milateriga Somalia ayaa sheegay in howlgal lagu qaadayay isbaarooyin yaallay degaanno ka tirsan Gobolka Shabeellada hoose ay ka dhacen…
Kooxda Alshabaab iyo saraakiisha ciidamada dowladda ayaa warar kala duwan kasoo saaray dagaal xalay ka dhacay magaalada Marko ee Gobolka…
Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya C/casiis laftagareen ayaa goordhoweyd gaaray magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha hoose oo ah caasimadda maamulka…
4 xubnood oo ka tirsanaa Kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqayn xagga Cirka ah oo ka dhacday Gobolka Shabeellada hoose.
Ciidamada Amniga Dowladda Somalia ayaa sheegay inay howlgal qorsheysan oo lagu qaaday degaanka Dugule ee Gobolka Shabeellaha hoose lagu burburiyay…
Magaalada Afgooye ee Gobolka Sh/hoose ayaa waxaa la isugu geeyay ciidamadii ugu faraha badnaa oo isugu jira milateri iyo Boolis,…
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa magacaabay Guddi xaqiiqo raadin ah oo baaraya shaqaaqooyinkii ka dhacay Magaalada…
Ciidamada kumaandooska Soomaaliya oo taageero Malatari ka helayo Ciidamo Mareykan ah ayaa xalay Saqdii dhaxe Howlgal qorsheysan ka fuliyay saldhig…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay inay halkaasi gaareen xildhibaanno iyo wasiir dhowaan iska casilay xukuumadda Soomaaliya, iyagoo ka…
Waxaa soo shaac baxday qoraal uu wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya u diray Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya, taasoo su’aalo badan…
Madaxweynaha cusub ee Maamul Koofur Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) auaa socdaalkiisii ugu horeeyay ku tegay magaalada…
Kooxda Shabaab ayaa sheegatay in dagaal culus kula wareegtay Saldhigga ciidamada dowlkadda ee degaanka Goof-gaduud Buureey e duleedka Magaalada Baydhaba…
Waxaa magaalada Baydhaba saaka toogasho lagu fuliyey eedeysane ka tirsanaa Alshabaab oo lagu helay inuu toogasho ku dilay sheekh caan ka…
Koox hubeysan ayaa maanta askar iyo dad shacab ah ku dilay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kasoo jeeda degaana K/Galbeed aya loo ogolaaday inay xarunta NISA ee magaalada Muqdisho…
Madaxweynaha cusub ee Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa maanta la wareegay xilka madaxweynaha maamulkaasi oo dhowaan lagu…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay qarax ka dhacay magaalada Baydhaba oo dhaliyey qasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira.
Ciidamada Itoobiya ee ku howlgala magaca AMISOM ayaa 9-kii bishan Disembar 2018 magaalada Baydhaba ka qabtay musharaxii u taagnaa xilka…
Taliska Militariga Mareykanka ayaa war uu soo saaray kaga hadlya duqeymo lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab oo ku sugnaa…
