Browsing: K/Galbeed
Guddiga Doorashada Madaxweynaha ee Maamulka Koofur Galbeed ayaa soo saaray shuruudaha musharixiinta ka qeyb galaya doorashada maamulkaasi.
Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomalaiya Nicholas Haysom ayaa War ka soo saaray xaaladda Doorashada Maamulka Koonfur Galbeed…
Iyadoo ololaha doorashada maamulka Koonfur Galbeed uu sii xoogeysanayo ayaa la xaqiijiyey inuu ku biiray guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in qof dumar ah lagu dilay hoygeeda oo ku yaalla xaafadda Ceelka Cabid…
Wakiilada Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika ee Soomaaluya ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhaba, halkaasoo ay kula kulmeen madaxweynaha maamulkaasi Shariif…
Kulan ay magaalada Baydhabo ku yeesheen Guddiga doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayey ku go’aamiyeen qaabka ay u dhici…
Dowladda Mareykanka ayaa war kasoo saartay Doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, iyadoo iska fogeysay inuu jiro musharax ay wadato.
Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa la sheegay inay halis amni soo food saartay,…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in dagaal beeleed ka qarxay degmada Wanlaweyn uu sababay xiisad ka taagan magaaladaasi…
Qaar ka mida xildhibannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee kasoo jeeda Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa si weyn…
Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya ee waqtigiisu sii dhammaaneyso Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa si weyn ugu eedeeyay dowladda…
Taliska Ciidamada Mareyanka ee Africa (AFRICOM) ayaa shaaciyey inuu fuliyey duqen dhinaca cirka ah iyadoo uu la kaashadya dowladda Federaalka…
Wararaka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in sarkaal sare oo ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay howl-gal ay fuliyeen ciidamada…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay inuu halkaasi gaaray musharax si weyn looga dareemay magaalada oo halkaasi la tegay…
Ciidamada amniga Koonfur Galbeed ayaa caawa gacanta ku dhigay nin ku hubeysnaa Toorey oo askari ka tirsanaa ciidanka dowladda ku…
Musharaxa xilka madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaliya weliba ah Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Xukuumadda Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta…
Dowladda Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay inay faragelin ku heyso doorashada maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, iyadoo magaalada Baydhaba u dirtay…
Waxaa magaalada Baydhaba gaaray Laba gaari oo ah nooca aanay xabaddu karin oo laga diyaarad gaara ay ka qaaday Garoonka…
Baaralmaanka maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa Magacaabay Guddiga doorashada Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed.
Ciidamada Hay’adda Nabadugidda iyo Sirdoonka ee NISA ayaa shaacisay inay gacanta ku soo dhigtay shaqsi basaas u ahaa kooxda Alshabaab.
