Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Shariif Xasan oo eedeyn u jeediyay dowladda Federaalka & Musharax C/casiis Lafta-gareen oo u jawaabay

    Shariif Xasan oo eedeyn u jeediyay dowladda Federaalka & Musharax C/casiis Lafta-gareen oo u jawaabay

    October 27, 2018Updated:October 28, 20181 Min Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya ee waqtigiisu sii dhammaaneyso Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa si weyn ugu eedeeyay dowladda Federaalka Somalia inay faragelin ku heyso doorashada maamulkaasi.

    Shariif  Xasan ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya  aymagaalada Baydhabo ku soo daadgureyneyso diyaarado sida baabuur aan xabada karin iyo xubno ay u soo magacawday inay madax ka noqdaan maamulka K/Galbeed, taasoo sharci darro ah sida uu yiri.

    Wuxuu sheegay in dadka reer Koofur Galbeed ay yaqaanaan dadka dooranayaan iyo sida ay wax u dooranayaan, isagoo dowladda Soomaaliya ku sheegay inay qas ka wado degaanada K/Galbeed.

    Musharaxa xilka Madaxweynaha ee C/casiis Lafta-gareen oo maanta xaflad ku qabtay magaalada Baydhaba ayaa u jawaabay Shariif Xasan isagoo sheegay in Shariif Xasan uu doonayo inuu keligiis Baydhaba u wato baabuurta aanay rasaastu karin, wuxuuna u tilmaamay in baabuurtaasi lagu iibiyo magaalada Muqdisho, isaguna uu hore u lahaa.

    C/casiis Lafta-gareen ayaa ku eedeeyay Shariif Xasan inuu ka xun yahay in dad la yimid oo wata Gadiidka oo u wato oo kale inaysan imaan Baydhaba.

    Baydhaba C/casiis Lafta-gareen Doorashada K/Galbeed Shariif Xasan Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleYaa ka danbeeyay inuu baaqdo Bandhig-Faneedkii Fannaanka Nimcaan Hilaac ee Magaalada Boosaaso..? [Daawo]
    Next Article Madaxweyne Farmaajo oo sheegay inuu toos ula xiriirayo Madaxda Goboleedyada [Akhriso Baaqii Labaad]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo