Browsing: Doorashada K/Galbeed
Guddiga Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyey caawa 11-ka kursi oo lagu dooranayo maamulka Koonfur Galbeed.
Madaxweynaha maamul Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa galabta soo saaray liiska 10 musharax oo u…
Madaxweynaha K/Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) oo xalay ka hadlay xaflad lagu maamuusay sanadguuradii koowaad ee markii xilka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa amaan iyo bogaadin gaara u jeediyey ciidamada Itoobiya ee ku sugan magaalada Baydhaba.
Iyadoo magaalada Baydhaba ay ka socoto diyaar garowga caleemo-saarka madaxweynaha cusub ee Maamulka K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa waxaa…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay inay halkaasi gaareen xildhibaanno iyo wasiir dhowaan iska casilay xukuumadda Soomaaliya, iyagoo ka…
Wasiirkii hore ee Howlaha guud ee xukuumadda Soomaaliya ayaa kashifay lacagta ay dowladda Soomaaliya ku bixisay Doorashada Maamulka K/Galbeed.
Waxaa dhammaaday tirinta Codadka wareegii koowaad ee doorashada Madaxweynaha maamulka K/Galbeed, iyadoo uu si weyn ugu horeeyo musharaxa C/casiis Xasan…
Waxaa goor dhow soo idlaaday wareegga koowaad ee Doorshada Madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya, waxaana hadda bilaabatay tirinta codadka Wareegga…
Waxaa goor dhow si rasmi ah u bilaabatay Doorashada Madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya oo ka dhaceysa xarunta Madaxtooyada magaalada…
Doorashada madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya waxay isu bedeshay doorasho la sii ogyahay qofka ku guuleysan doona, kadib markii dowladda…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in hoolka Doorashada ay gaareen xildhibaannada iyo musharxiinta u taagan xilka Madaxweynaha…
Waxaa saaka magaalada Baydhaba ka dhaceysa Doorasho muran ka taagan yahay oo hal dhinac ka rarran, iyadoo amniga magaalada si…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay in ciidamo fara badan la wareegeen amniga magaaladaasi oo lagu wado inay berri…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa kulan xalay dhex maray Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’iisal wasaaraha, kadib muddo toddobaad ah oo…
Xildhibannada Baarlamaanka Federaalka ee kasoo jeeda degaanada K/Galbeed ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho kasoo saaray war-saxaafadeed culus oo…
Waxaa maanta magaalada Baydhaba ka dhacay qeybtii labaad ee khudbad jeedinta musharixiinta xilka madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee doorashada muranka ka…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in Guddiga Doorashada Maamulkaasi uu goor dhoweyd ku dhawaaqay in musharaxa Mukhtaar Roobow…
Waxaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Baydhaba munaasabadda khudbad jeedinta musharixiinta Madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya.
