Intii uu xilka madaxweyne u tartamayey Maxamed C/llaahi Farmaajo wuxuu soo jeediyey in wadahadal lala furo Alshabaab, markii uu talada…
Browsing: Doorashada K/Galbeed
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa shan qodob kasoo saaray doorashada Maamulka K/Galbeed iyo Xariga Sheekh Mukhtaar Roobow Cali.
War-saxaafadeed wadajir ah oo ay beesha caalamka kasoo saartay xaaladda magaalada Baydhaba ayaa looga hadlay doorashada K/Galbeed iyo xaaladda Baydhaba.
Odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed ayaa shir jaraa’id maanta ku qabtay magaalada Baydhaba, iyadoo dalbaday in la sii daayo Mukhtaar Roobow…
Guddiga Doorashada maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo saaray qoraal uu ku beeniyey inay guddigaasi is casileen, kadib qoraal laga sameeyay…
Guddiga Doorashada Maamuka K/Galbeed ayaa soo saaray galabta jadwal cusub oo ku saabsan doorashada K/Galbeed, iyadoo maanta la xiray mid…
Qaar ka mida musharixiinta xilka madaxweynaha Maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya ayaa shaaciyey inu xiisad dastuuri ah uu galay maamulka K/Galbeed…
Kulan si gaara oo abaabulay oo ay ka qeyb galeen qaar ka mida xildhibannada labada gole oo ka dhacay magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay in maleeshiyo beeleed kala taabacsan qaar ka mida musharixiinta xilka Madaxweynaha K/Galbeed lagu…
Saddex ka mida musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya inay xiisad siyaasadeed iyo mid amni ay ka taagan yihiin magaaladaasi.
Musharax Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed C/Casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo ah musharaxa ay taageereyso dowladda Federaalka ayaa si buuxda u…
Qaar ka mida Guddiga Doorashada maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya ayaa la sheegay inay is casili doonaan, kadib cadaadis xoog leh…
Golaha Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed oo maanta shir aan caadi ahayn ku yeeshay magaalada Baydhaba aya soo saaray qoddobo ku…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya inay weli socdan ciidamada dowladda Soomaaliya ay geyneyso magaaladaasi.
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in doorashadii madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee lagu waday inay dhacdo 5-da Disembar…
Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay in ciidamada la geeyay…
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee kasoo jeeda maamulka K/Galbeed oo ku sugan magaalada Baydhaba ayaa baaq iyo qeylo…
Wararka laga helayo magaalada Baydbaba ee xarunta KMG ah ee Maamulka K/Galbeed ayaa sheegay inay halkaasi gaareen ciidamo ay dirtay…
Dadaalkii dowladda Federaalka ugu jirtay inay doorashada Koonfur Galbeed ka reebto musharaxa Mukhtaar Roobow Cali ayaa fashil ku dhow, kadib…
