Browsing: K/Galbeed
Guddoomiyaha Baarlamaanka ahna ku simaha madaxweyanah Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Maamulka…
Gudoomiyihii hore ee Degmadda Qoryooley ee Gobolka Sh/Hoose Cusmaan Sheekh Cali Buraale ayaa Qarax miino lagu dilay duleedka degmadda Baraawe.
Maamulka Degmada Baraawe ee Gobolka Sh/hoose ayaa haweenka ku nool degmadaasi ka mamnuucay inay xirtaan Indha-shareerta.
Afartan iyo labo xildhibaan oo ka tirsan Baarlamanka Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, oo dalka Kenya ka qaybgalaya tababar…
Waxaa la helay sawirrada Gaarigii lagu Qarxiyey guddoomiyaha Gobolka Sh/Hoose Maxamed Ibraahim Barre, oo ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho.
Faafhaahin dheeraad aha ayaa laga helayaa weerar Qarax miino ah oo lala beegsaday Gaari uu la socday guddoomiyaha gobolka Shabellaada…
Kooxda Alsahbaab burburisay Buundada degmada Qoryooley, kadib markii ay walxaha qaraxa u adeegsadeen, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta degmadaasi ee Gobolka…
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in weerar culus ay kooxda Alshabaab ku qaadeen degmada Qoryooley, halkaasoo u…
Faafhaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar ay Alshabaab Galabta ku qaadeen degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo galbeedka…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose aya sheegaya in kooxda Al-shabaab ay weerar culus xalay ku qaadeen Ciidamada…
Mid ka mida xildhibannada Baarlamaanka Federaalka oo kasoo jeeda degaanada Bay iyo Bakool ayaa sheegay inay xaalad aad u liidata…
Kooxda Alshabaab ayaa shaaciyey inay badbaadisay dad ka mida rakaabkii la socday Doontii ku gadoontay Webiga Shabelle ee ka baxday…
Hooyo iyo caruurteeda ayaa ku geeriyooday Doon ay saarnaayeen dad shacab ah oo ku qalibantay Webiga Shabelle ee Gobolka Sh/hoose.
Doon ay saarnaayeen dad shacab ah ayaa ku qalibantay Webiga Shabelle ee Gobolka Sh/hoose iyadoo dad badan ay ku dhinteen,…
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in dabley ka tirsan kooxda Alshabaab ay duleedka magaalada Baydhaba ku dileen nin…
Taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa war cad kasoo saartay weerarkii Bishii Hoe ka dhacay degaanka Macalinka ee duleedka Afgooye…
Dagaal qaraar oo socday muddo ka badan 30 daqiiro ayaa xalay Degmada Waajid ee gobolka Bakool ku dhex maray ciidamada…
Wararka laga helayo Gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan milateriga dowladda oo gurmad ahaan u tegay degaanka Deynuunaay…
Wararka laga helayo gobolka Bay ayaa sheegay in maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaaday saaka aroortii lana wareegtay…
Golaha Amniga Qaranka ayaa kulankoodii joogtada ahaa ku yeeshay magaalada Baydhabo, 3-5 Juun 2018. Shirkaas oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada,…
