Browsing: K/Galbeed
Qalabkii Idaacadda Alshabaab ee Andalus oo saldhigeedu ahaa degaanka Mubaarak ee Gobolka Sh/hoose ayaa la keenay Muqdisho kadib markii ciidamada…
Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa isku raacay in aakhirka sanadkan la qabto doorashada madaxweynaha Maamulkaasi.
Sii-hayaha Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya S/guuto Mukhtaar Xuseen Afrax iyo Saraakiil uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaaladda Baydhabo.
Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa AMISOM ayaa la sheegay inay la wareegeen degmada Sablaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa heshiis la gaaray shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha.
Ujeedka weerarkii saf-mareenkii ahaa ee ciidamada dowladda oo gacan ka helaya AMISOM iyo Ciidamo Mareykan ah ku qaadeen shalay degaano…
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo ciidamo kale oo taageeraya ayaa dib uga baxay degaanadii ay maanta ka qabsadeen Gobolka Sh/hoose oo…
Ciidanka kumaandooska Danab iyo kuwa AMISOM ayaa saaka la wareegay egaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose oo ay a talin…
Kooxda Alshabaab ayaa caawa weerar ku qaaday degmada Afgooye ee Gobolka Sh/hoose, iyadoo dagaal kooban uu dhex maray ciidamada dowladda…
Ciidamo ka wada tirsan maamulka Koofur Galbeed oo Baydhabo ku dagaalamay magaaladaasi, iyadoo qasaare dhimasho iyo dhaawac uu dhaliyey.
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay inuu halkaasi gaaray Sheekh Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur).
Weerar ay kooxda Alshabaab si gaadmo ah ugu qaaday ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka duleedka magaalada Buurkhakaba, ayaa lagu dilay…
Kooxda Alshabaab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka duleedka magaalada Buurkhakaba, iyadoo ay halkaasi qasaare…
Kooxda Alsahbaab ayaa shaacisay inay xukun dil qisaas ah ku fulisay gacan-ku-dhiigle ku eedeysanaa fal dil ah.
Wararka laga helayo gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in dekada Magaalada Baraawe oo aan shaqeyn uu ku xirtay Markab Siday Saanad…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magacaabay xilal cusub oo ka mida garsoorka maamulkiisa.
Ciidanka kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa Howlgal gaar ah ku burburiyay saldhigii ugu weynaa ee Maleeshiyada Kooxda Alshabaab…
Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ee Degmadda Buurhakaba Gobolka Baay, ayaa soo bandhigay horjooge sare oo katirsaa kooxda Al-shabaab oo …
Ciidamada Kumaandooska Somalia oo shaaciyay Magacyada saraakiil Alshabab oo howlgal lagu khaarijiyey
Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa sheegay iney dileen Saraakiil Al-shabaab ka tisan, kadib howlgal gaara oo ay ka dhacay…
Kooxda Al-shabaab ayaa toogasho ku fulisay Shan Nin oo lagu soo eedeeyay inay basaasiin u ahaayeen dowladda Soomaaliya iyo sirdoonnada dalalka…
