Browsing: K/Galbeed
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada gaarka ah ee Kumaandooska Soomaaliya ay Gacanta ku dhigeen Dagaalameyaal…
Wararka laga helayo duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar culus ku soo qaadeen xarun…
Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa dib u soo nooleeyay qorshe muddooyinkan hakaday oo ku saabsan inay shirarkooda ku qabtaan xarumaha…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, madaxweynaha maamulka K/Galbeed iyo wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya ayaa ka degay magaalada Baraawe.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay madaafiic ku rideen Garoonka diyaaradaha magaalada Baraawe oo ay goor…
Wararka laga helayo degmada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya inuu halkaasi gaaray madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif…
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in Duqeyn cusub ay ciidamda Mareykanka ku qaadeen horjoogayaal iyo maleeshi k…
Ciidamada xoogga dalka ayaa degaano cusub oo ka tirsan Gobolka Sh/hoose kala wareegay xarakada Alshabaab.
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika AFRICOM ayaa shaaciyay weerar cusub oo cirka ah oo ay ku qaadeen kooxda Alshabaab.
Ciidamada xoogga dalka oo ay wehliyaan ciidamada gaarka ah ee Mareykanka ayaa isku diyaarinaya dagaal lagu qaado kooxda Alshabaab.
Sarkaal ka tirsan ciidamada sirdoonka ee NISA ayaa la sheegay in toogasho khaarijin ahayd lagu dilay.
Militariga Mareykanka ayaa sheegay in tiro ka mid ah maleeshiyada ururka al-Shabaab ee Soomaaliya ay ku dileen duqeyn ay khamiistii…
Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku eedeeyay mooshinka ka dhanka ah inay ka danbeeyaan…
Ciidamada AMISOM ayaa bandhig hub iyo ciidamo muujin ah ka sameeyay Gobolka Shabeellaha Hoose, iyagoo sheegay inay bilaabayaan hawlgal ballaaran…
Wasiirkii hore ee Howlaha Guud ee xukuumadda Soomaaliya Eng. Saalax Sheekh Cusmaan ayaa sheegay inuu ka badbaaday isku day oo…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay in mooshinkii ka dhanka ahaa madaxweynaha K/Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan uu sii…
Howlgallo oo ay ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ka wadaan Gobollada Shabeelooyinka ayaa waxaa Maleeshiyaadka Shabaab looga saarey deegaano dhowr ah…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ayaa sheegaya in qaraxyo lala beegsaday xero ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda.
Wararka laga helayo gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in koox hubeysan ayaa fal dil ah maanta ka geystay degmada Afgooye ee…
Wararka laga halayo Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in weerar qorsheysan oo ciidamada xoogga dalka ay ku qaadeen maleeshiyo ka…
