Browsing: K/Galbeed
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegay in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar jidgal ah ku qaaday ciidamo ku…
Mooshinkii mudadda dheer la diyaarinayay ee ka dhanka ahaa madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa ugu danbeyn la saxiixay.
Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhigay muuqaalka saldhigga milateri ee degaanka Bariire oo ay bishii hore dib uga qabsadeen ciidamada dowladda…
Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa isku heysta Mooshin ay wadaan qaar ka mida loo lagu doonayo in xilka…
Madaxweynaha Maamulka Koofur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in loo baahan yahay dib u eegis lagu sameeyo dagaalka…
Al-Shabaab ayaa sheegtay inay la wareegay degaanka Rasadaay ee duleedka Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, markii ay ka baxeen…
Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Sheekh Axmed Cabdulaahi Xuseen(Fanax) ayaa kasoo qaxay magaalada Baydhaba ee xarunta KMG…
Wasiir ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhintay weerarka Alshabaab ku qaaday hotelka Naasa-hablood…
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa noqday madaxweynihii ugu horeeyay ee maamul Goboleedyada oo Muqdisho u yimaada…
AMISOM ayaa war kasoo saartay weerarkii maanta dhacay duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan degaanka Carbiska oo warar kala duwan kasoo…
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar Qarax weyn loo adeegsaday oo Alshabaab ay la beegsadeen kolonyo ka tirsan…
Faahfaahin dheerad ah ayaa ka soo baxday Dagaal ku bilooday qarax oo Alshabaab ay saaka la beegsaday Ciidamada AMISOM oo…
Wararka laga helayo Gobolka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in weerar qarax ah lala beegsaday Gaari ka mid ahaa Kolonyo…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoosse ayaa in kooxda Al-shabaab ay xalay dad rayid ah ka afduubteen degmada Afgooye.
Maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa caawa weerar ku qaaday fariisin ay ciidamada dowladda ku leeyihiin degmada Afgooye ee Gobolka…
Kooxda Alshabaab ayaa ka hor dhacday weerarka uu ku dhawaaqay in lagu qaadayo kooxdaasi, gaar ahaan gobolka Shabeellada Hoose oo…
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta xarunta maamulka ee magaalada Baydhabo ka furay Kalfadhiga…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay in maleeshiyadeeda ay qabsadeen degaanka Bariire ee Gobolka Shabeeladaha Hoose, kadib markii ay ka baxeen ciidamada…
Shirweyne looga hadlayay aayaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen xildhibaanno, siyaasiyiin iyo xubno ku kacsan…
Howlgalkii ugu weynaa oo ciidamada xoogga dalka ay u dhigaan kooxda Alshabaab ayaa lagu dilay maleeshiyo ka tirsan Alshabaab oo…
