Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»FAAHFAAHIN: Ciidamada AMISOM oo Arday fara badan ku laayey duleedka Muqdisho &..

    FAAHFAAHIN: Ciidamada AMISOM oo Arday fara badan ku laayey duleedka Muqdisho &..

    October 25, 2017Updated:October 25, 20172 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Faahfaahin dheerad ah ayaa ka soo baxday Dagaal ku bilooday qarax oo Alshabaab ay saaka la beegsaday Ciidamada AMISOM oo roondo ka waday degaanka u dhaxeey Xaawo Cabdi iyo Lafoole ee duleedka Muqdisho.

    Qaraxa kadib ayaa wararku sheegayaan inay rasaas xoog leh ay fureen ciidamada AMISOM, iyagoo wararka qaar ay sheegayaan in qaraxa uu ka dhashay Qoriga RBG oo lala eegtay gaariga AMISOM, kadibna ay rasaas is weydaarsadeen maleeshiyo ka tirsan Alshabaab iyo AMISOM.

    Warar aan la xaqiijin oo laga helayo degaanka Lafoole ayaa sheegaya in rasaas xoog leh oo ay is weydaarsadeen labada dhinac ay sababtay dhimashadadishay in ka badan 10 u badan Arday xilligaasi kasoo baxay dugsi ku yaalla deegaankaasi, iyagoo la kulmay rasaasta, tirada dhimashada is khilaafsan, waxaana maamulka degaankaasi laga soo xigtay in laba qof oo shacab ah kaliya ku dhinteen.

    Tirada dhimashada ardayda iyo cidda riday rasaasta lagu dilay ayaaney kala caddeyn, laakiin dadka degaanka ayaa ciidamada AMISOM ku eedeeyay inay ka dambeeyeen dilkaasi oo noqonaya kii ugu qasaaraha badnaa ee AMISOM ku lug yeelato oo dad shacab ah waxyeelo kasoo gaarto.

    Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya weerarka ay ku dhinteen 3 kamida ciidamada AMISOM, laba macalin iyo qof waardiye ahaa, waxaa kaloo goobta lagu dilay 4 ka mida dagaalamyaashii Alshabaab.

    Waxaa kaloo la xaqiijiyay in Jacfar Cali Daacad oo ahaa weriye iyo macalin uu ku dhintay rasaasta iyo dagaalka ka dhacday degaanka Lfoole ee duleedka Magaalada Muqdisho.

    Xaaladda degaanka Carbiska ee degaanka Lafoole ayaa qasan iyadoo wararku sheegayaan in jidka uu xiran yahay, isla markaana diyaarad helikobtar loo diray si ay u soo qaado dhaawacyada ciidamada AMISOM oo qasaare kasoo gaaray weerarkii ku qabsaday degaankasi.

    Alshabaab AMISOM Lafoole Muqdisho Xaawo Cabdi
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSAWIRKA Messi oo Daacish u adeegsatay baaqa weerar lagu qaado Koobka Adduunka 2018 [Sawirro]
    Next Article Guddoomiya ku xigeenka Barlamanka Galmudug oo fasax u diray Xildhibaanada Maamulkaasi [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo