Alshabaab ayaa sheegtay inay fulisay qarax is-miidaamin ah oo lagu qaaday shaqaalaha wada dhismaha Jidka isku xira Afgooye iyo Muqdisho.
Browsing: Lafoole
Faahfaahin dheeraad aya ayaa laag helayaa qarax Miino saaka ka dhacay degaanka Lafoole ee duleedka magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dabley hubeysan ay rasaas ku fureen gaari ay la socdeen dad rayid…
Faahfaahin dheerad ah ayaa ka soo baxday Dagaal ku bilooday qarax oo Alshabaab ay saaka la beegsaday Ciidamada AMISOM oo…
Ciidamada AMISOM ayaa ku kacay fal naxdin leh kadib markii kolonyo ka mida gaadiidkooda si naxdin leh ku dileen askar…
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in deegaanka Lafoole ee degmada Afgooye
DAAWO SAWIRRO: Gaari BL ah oo qarax ku baab’iyay wadadda Afgooye & 20 oo ku dhintay Dadka ku dhintay gaarigan…
Qasaaraha qarixii lala beegsaday gaari nooca dadweynaha ah (BL) oo ku socday degmada Afgooye ayaa sii kordhay, kadib markii dadka…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Miino wadadda la geliyay ay ku qaraxday gaari BL ah oo saaka…
