Browsing: K/Galbeed
Diyaargarow lagu soo dhoweynayo Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa ka socda magaalada Baydhaba, xarunta KMG ah ee Maamulka Koonfur Gabeed.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxday qarax ka dhacay Magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah ee maamulka K/Galbeed.
Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay maqaayad ku dheggan xafiiska Dahabshiil ee magaalada, gabal…
Dadweyne careysan ayaa saaka Bannaanbax weyn ka dhigay degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose.
Kooxda Alshabaab ayaa baahisay filim ka hadlayaa dagaaladda dhab-galka ah ee ay ku qaadeen ciidamo ka tirsan AMISOM oo uu…
Dabley hubeysan ayaa degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose maanta ku dishay Nabadoon caan ah.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in heshiis laga gaaray aasidda meydadkii weerarkii Bariire oo muddo toddobaad la diidanaa…
Meydadkii dadkii lagu dilay weerarkii degaanka Bariire ee Gobolka Sh/hoose ayaa weli la aasin, iygoo ku jira qaboojiyeyaal.
Guddigii Dowlada Soomaaliya u xilsaartay inay baaraan Dhacdadii Bariire ayaa maanta gaaray deegaankaasi.
Xeer ilaalinta Ciidamada qalabka sida ayaa amar ku bixisay in la aaso dadkii dhowaan ku dhintay degaanka Bariirre ee Gobolka…
Ehaladii dadkii lagu dilay weerarkii Bariire ee waaberigii Jimcaha ka dhacay Gobolka Shabeelada Hoose ayaa diiday inay aasaan meydadka.
Guddi dowladda Federaalka Soomaaliya u magacawday baaritaanka shilkii dadka lagu laayay ee ka dhacay degaanka Bariire ayaa maanta tegaya goobtii…
Xarakada Al-Shabaab ayaa War kasoo saartay Weerarkii Bariire ee dadka badan lagu laayay, iyadoo tacsi u dirtay dadka la dilay.
Shirkadda dhinaca ammaanka ee Mareykanka ee ka howlgasha Soomaaliya ee Bancroft ayaa war cad kasoo saartay weerarkii ka dhacay degaanka…
Dowladda Mareykanka ayaa si xirfad leh uga hadashay weerarkii ka dhacay degaanka Bariire Jimicihii shalay.
Taliyaha ciidamada dowladda Somalia Axmed Jimcaale Cirfiid ayaa sheegay in howlgal ay ka fuliyeen ciidamada Somalia meel u dhow Bariire…
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa saddex War oo kala duwan kasoo saartay Weerarkii Degaanka Bariire ee Gobolka Sh/hoose ka…
Odayaasha ehelada dadkii lagu laayay weerar ka dhacay tuulada Bariire ee gobolka Shabeelada hoose ayaa sheegay inaan la aaseynin dadkaasi.
Muqdisho Meydadka illaa 10 ruux oo isku qoys ahaa, kuwaasoo saaka waabarigii ay ciidamo Mareykan ah ku dileen agagaarka deegaanka…
Wararka laga helayo gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in dad shacab ah lagu laayay weerar ay ciidamo Mareykan ah ku…
