Browsing: K/Galbeed
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa uu shir uga furmay xildhibaanada labada Aqal ee Koofur Galbeed ee…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeellada hoose ayaa sheegaya in caawa degmada Afgooye lagu dilay oday dhaqameed caan ah.
Gaari ay la socdeen dad shacab ah ayaa lagu rasaaseeyay duleedka Degmada Afgooye, ee Gobolka Shabeelada Hoose.
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku riday labo eedeysane oo loo heystay inay dileen…
Al-Shabaab ayaa caawa weerar ku qaaday degmada Afgooye, halkaasoo uu ka dhacay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Xarakada Alshabaab ayaa War cad kasoo saartay dilkii ciidamada Mareykanka u geysteen guddoomiyihii u qaabilsanaan G/Banaadir Sheekh Cali Maxamuud Xuseen…
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa laga soo xigatay sheegay inay ku negaan doonaan degaanadii ay maanta qabsadeen.
Wararka laga helayo koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada dawladdu oo ay taageerayaan kuwa hawgalka midowga Afrika iyo ciidamo Maraykan…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka qarxay degaano ka mida gobolka.
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka hadlay xaaladda Sheekh Mukhtaar Roobow oo isu dhiibay dowladda…
Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka ee kasoo jeeda maamulka K/Galbeed ayaa Muqdisho ka bilaabay olole lagu doonayo in…
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya inay socdaan shirar ku saabsan xaaladda guddoomiye ku xigeenkii hore ee Alshabaab Sheekh…
Wararka laga helayo magaalada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Sheekh Mukhtaar Roobow Cali uu ku soo jeedo magaalada…
Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa lagu soo warramayaa inuu gaaray magaalada Xudur ee gobolka Bakool.
Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo ka mid ahaa ku xigeenada Amiirka Alshabaab intii aanu ka goosan ayaa saaka…
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Wadaadka ka goostay Alshabaab ee Mukhtaar Roobow Cali uu isu dhiibay maamulka…
Ciidamada amaanka maamulka Koofur Galbeed oo wata gaadiid dagaal ayaa gaaray deeganka Abal ee gobolka Bakool.
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya iyo maamulka K/Galbeed ay Saanad hub iyo rasaas ah gaarsiiyeen…
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay ku biireen dagaalka u dhaxeeya Alshabaab iyo kooxda Wadaadka…
Wararka ka imanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-Shabaab ay weerar kale maanta ku qaadeen saldhigga Mukhtaar Roobow Abu…
