Browsing: K/Galbeed
Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo saaka weerar kula wareegaydegaano ka tirsan gobolka Shabeelada Hoose ayaa dib uga baxay.
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya inuu dagaal ka qarxay saaka, kaasoo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa…
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in maamulka Koonfur Galbeed ciidamo u diray difaaca Wadaadka caanka ah ee ka…
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in maleeshiyo taabacsan Wadaadka Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ay qarka u…
Wararka ka imanaya Gobolka Bakool ayaa sheegaya in maleeshiyada ururrka Al-Shabab ay u diyaar garoobayaan weerar ay ku qaadaan Sheekh…
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in iska hor imaad hubaysani uu ka dhacay…
Wasiir ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in wararka la faafiyay ee ah in liiska argagixisada laga qaaday Sheekh…
Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa heshiis la galay shirkad Amni oo calooshood u shaqeystayaal…
Koox hubeysan ayaa dil ka geysatay degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelada Hoose.
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta magaalada Baydhaba uga dhawaaqday xukunkii ugu degdegta badnaa.
Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee Shabellaha Hoose ayaa sheegayaan inuu iska hor imaad halkaasi ku dhex maray ciidamo ka…
Magaalada Baydhaba ayaa maanta lagu soo bandhigay rag la sheegay inay ka danbeeyeen dil loo geystay Sheekh caan ah oo…
Ciidamada Ammaanka magaalada Baydhabo ayaa la sheegay inay qabteen raggii la sheegay inay ka danbeeyeen dilka Sheekh caan ahaa kana…
Magaalada Baydhabo ee Xarunta maamulka K/Galbeed ayaa la sheegay in xalay lagu dilay Sheekh caan ah oo ka mid ahaa…
Maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya iyo Shirkadda DP World ayaa kulamo ay ku yeesheen magaalada Abu Dhabi uga hadlay heshiis…
Weerar ay diyaarado dagaal ku qaadeen degaanka Toora-toorow ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa la sheegay in lagu dila taliyeyaal sare…
Xarakada Al-shabaab ayaa soo bandhigay Gawaari gaashaaman oo ay ku gubtay dagaalkii shalay ka dhacay Gobolka Shabeellaha hoose.
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in ciidamadii AMISOM iyo Dowladda Soomaaliya ay dib uga gurteen degaano ay…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya inuu weli socdo dagaal dhex maraya ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM oo…
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa la sheegay in weerar culus oo ay saaka qaadeen ay ku qabsadeen degaano…
