Browsing: K/Galbeed
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in howlgalkii ka dhanka ahaa kooxda Alshabaab uu bilwoday iyadoo dagaal culus uu ka…
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in shirkadaha diyaaradaha ee tegi jiray magaalada Baydhaba.
Kooxda Alshabaab ayaa Dab qabadsiisay Tuulo ka tirsan Gobolka Shabeelada Hoose kadib markii ayu ku dagaalameen laba ciidan oo kooxda…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada ka tirsan dowladda Federaalka ay gurigiisa kala baxeen oday nabadoon…
Ciidamada Itoobya ee qeybta ka ah AMISOM ayaa magaalada Baydhaba maanta ku qabtay xuska Ginbo oo ah markiii Jabhadii Tigreega…
Maxkamadda Ciidamada Puntland ee magaalada Boosaaso ayaa xukun dil ah ku riday 5 nin oo dhawaan lagu qabtay Boosaaso.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhoweyd gaaray Garoonka Balli-doogle ee Gobolka Shabeelada Hoose.
Wararka laga helayo gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu mar kale barqanimadii saaka ka qarxay degaanka No.…
Weerarro kooxda Alshabaab ku qaaday degaano ka tirsan Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in tuulooyin badan lagu gubay, isla markaana…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qasaare dhimasho iyo dhaawac uu ka dhashay weerar lagu qaaday gaari ay…
Ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa soo bandhigay koox dabley ay oo isbaaro lagu soo qabtay Gobolka Shabeelada Hoose.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal qaraar oo degaanka Goof Gaduud Shabeelow ee duleedka Baydhaba ku dhex maray ciidamada…
Wararka laga helayo gobolka Bay ayaa sheegaya in kooxda Ashabaab ay la wareegtay degaanka Goof Gaduud ee duleedka magaalada Baydhaba.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa joojiyay canshuurtii maamulka degmada Afgooye ee Koonfur Galbeed ka qaadi jiray dadka.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/LLaahi Farmaajo oo maanta booqday magaalada Afgooye ee duleedka Muqdisho
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo maanta socdaal dhulka ku gaaray magaalada Afgooye ayaa kulan la qaatay waxgaradka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose.
BEESHA MARXUUM WASIIR CABAAS OO BEENISEY IN UUSAN JIRIN WAX WADA XAAJOOD AH OO AY GASHEY (WAR-SAXAAFADEED)
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in la dilay hogaamiyihii kooxda Alshabaab ee Gobolka Shabeelada Hoose.
Wararka laga helay Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in fal naxdin leh oo dil ah uu ka dhacay duleedka degmada Afgooye.
