Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»K/Galbeed»Beesha Hubeer oo Beenisay inay Wada-xaajood ka gashay Dilkii Wasiir Cabbaas Siraaji [War-Saxaafadeed]

    Beesha Hubeer oo Beenisay inay Wada-xaajood ka gashay Dilkii Wasiir Cabbaas Siraaji [War-Saxaafadeed]

    May 7, 20172 Mins Read K/Galbeed
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    BEESHA MARXUUM WASIIR CABAAS OO BEENISEY IN UUSAN JIRIN WAX  WADA XAAJOOD AH OO AY GASHEY (WAR-SAXAAFADEED)

    Kullan ay isugu yimaadeen dhamaan Odayaasha, Siyasiiyiinta, , Culumaa’udiinka, Haweenka, Dhalinyarada iyo waxgaradka Beesha Hubeer ee Digil Mirifle iyo Wafdi siyaasiyiin rasmi ah oo laga soo diray Maamulka Jubbaland iyo siyaasiyiin ka socday Maamulka Koonfur Galbeed, kulaankaas oo socday  maalmihii Jimcaha iyo Sabtida ee Taariikhdu aheyd 05-06/05/2017.

    Kullankaas oo looga arinsanayey dilkii foosha xumaa ee Wasiirkii Howlaha Guud iyo Dib Udhiska ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Marxuum Xildhibaan/Wasiir Cabaas C/laahi Sheikh Siraaji. Dilkaasi oo dhacay 03/05/2017.

    Dilkaas oo ay geysteen ilaalada Hantidhowrihii hore ee Qaranka Nuur Faarax Jimcaale, isaguna uu la socday. halkaas uu ku geeriyoday wasiir Cabaas (Allah ha unaxariistee). Dilkan ayaa ka dhacay albaabka hore ee Madaxtooyada Soomaaliya iyadoo su’aalo badan leyska weydiiyey sababta keentay in meesha ugu  amaanka badan Caasimadda Dalka  lagu toogtay Wasiir Cabaas.

    Malaaq Xasan Shurre Maxamuud Yaxye
    Malaaq Xasan Shurre Maxamuud Yaxye

    Kulanka beesha waxaa kasoo baxay qodobada hoos ku xusan:

    (1)   Mahadnaq ku socday Xukuumada Federallka talaabooyinka ay ka qaadeen falkaas dilka wasiirka iyo baarista ay wadaan laamaha amaanka.

    (2)   In Beesha Hubeer aysan wax waan-waan iyo wada xaajood ka gelin dilka wasiir/marxuuma Cabaas, maadama uu socdo baaritaan dawladeed.

    Haddaba kulan kale oo maanta ay Beesha Hubeer  kusoo gaba-gabeysey kulamadii hore waxa ay cadeyneysaa  si kululna u beenineysaa warar been abuur ah oo shalay iyo maanta lagu baahiyey baraha bulshadda iyo qaar ka mid ah website-yada af Soomaaliga wax ku qora, been-abuurkaas oo lagu sheegay in wada-xaajood qaab qabiil lagu xallinayo dilka Wasiir Cabaas. Ayadoo Beeshu ay ka dhur sugeyso natiijada baaritaanka ay wado Dowladda.

    Xafiiska Warfaafinta Malaaqa Guud ee Beesha Hubeer:
    Malaaq Xasan Shurre Maxamuud Yaxye.

    Beesha Hubeer Cabbaas Siraaje Wasiir Cabbaas Wasiir la dilay
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDoorashooyinka Dalka Faransiiska oo lagu doortay Madaxweyne cusub [Sawirro]
    Next Article Wararkii ugu danbeeyay ee Shirka London iyo Qodobadda looga hadlayo oo la shaaciyay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo