Browsing: Wasiir la dilay
Faahfaahin dheeraa aha yaa kasoo baxeysa dil caawa magaalada Jowhar loogu geystay Wasiirkii Beeraha Hirshabeelle Marxuum Cabdiqaadir Faarax Axmed (Karaani).
BEESHA MARXUUM WASIIR CABAAS OO BEENISEY IN UUSAN JIRIN WAX WADA XAAJOOD AH OO AY GASHEY (WAR-SAXAAFADEED)
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in heshiis xeerjajab ah laga gaaray falkii lagu dilay wasiirkii howlaha Guud ee xukuumadda…
Faafhaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa kiiska dilka wasiirkii howlaha guud ee Soomaaliya Cabbaas C/llaahi Siraaji iyo ninka loo heysto…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ka hadlay xil ka qaadista lagu sameeyay Hanti dhowrihii guud ee Qaranka Nuur Faarax Jimcaale.
Golaha wasiirada ayaa caawa xilka ka qaaday hanti dhowrihii guud ee Qaranka Nuur Faarax Jimcaale.
Xildhibaan S/Gaas Shariif Sheekhuna Maye oo ka tirsan Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Aaska Wasiirkii howlaha guud ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa la wareegtay laba nin oo ku eedeysan dilka wasiirkii howlaha guud Cabbaas C/llaahi Siraaji.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa degdeg ugu soo laabtay magaalada Muqdisho goor dhoweydna ka dgay Muqdisho, kadib dilka wasiirkii howlaha guud Cabbaas C/llaahi…
Maamulka Jubbaland ayaa war iyo tacsi wada socda kasoo saaray dilka Wasiirkii Howlaha Guud ee dowladda Soomaaliya.
Hantii dhowrka guud ee Qaranka Nuur Faarax Jimcaale oo ilaaladiisa ay ka danbeysay dilkii wasiirkii howlaha guud ee Soomaaaiya Cabbaas…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in magaalada Muqdisho lagu weeraray wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya.
