Browsing: K/Galbeed
Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa baaq u diray xubnaha ka tirsan Alshabaab inay isu soo dhiibaan maamulkaasi iyadoo cafis…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qarax ka dhacay duleedka magaalada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelada Hoose, kaasoo lala beegsaday…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in saraakiil ka tirsan ciidamada Xoogga dalka ee milateriga Soomaaliya lagu dilay qarax miino…
Maleeshiyada kooxda Alshabaab ayaa weerar culus ku qaaday degaano ka tirsan gobolka Shabeelada hoose iyadoo la wareegay degaano dhowr ah.
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa soo dhoweeyay isbedelka ku yimid hogaanka sare ee dalka…
Waxgarada iyo siyaasiyiin kasoo jeeda maamulka Koonfur Galbeed oo maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay madaxweynaha maamulkaasi…
Laba ka mida madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada dalka ayaa hogaan u noqday ololaha Madaxweyne Xasan Sheekh ku doonayo in dib loogu…
Wararka laga helayo Gobolka Bayaa ayaa sheegaya in dad ka badan 30 qof ay ku dhinteen, isla markaana 28 kale…
Burcad dhac ku heysa dadka iyo rakaabka saaran gaadiidka ayaa ka dilaacday Gobolak Shabeelaha Hoose, gaar ahaan degmada Afgooye.
Xarakada Alshabaab ayaa sheegatay inay dagaal kula wareegtay saldhigii ciidamada Kenya ee AMISOM ku lahaayeen degaanka Kulbiyow, degmada Badhaadhe ee…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo Gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in qasaare badan ka soo gaaray ciidamada Kenya weerarkii…
Maleeshiyada Kooxda Alshabaab ayaa la wareegtay saldhigga weyn ee ciidamadii Kenya ku lahaayeen tuulada Kulbiyow ee degmada Badhaadhe ee Gobolka…
Kooxda Alshabaab ayaa Gobolka Bay ku toogtay saddex nin oo ay ku soo eedeeyeen Jaajuusnimo.
Xog dheeraad ahaoo laga helayo weerarkii Alshabaab ku qaadeen Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu weerarku ku soo…
Weerarkii Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho oo weerar xoog leh ay kooxda Alshabaab ku qaadeen saaka, waxaa qasaare dhimasho iyo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar qarax ay oo saaka ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada Dhexe.
Faahfaahin kasoo baxeysa dagaalkii shalay ay kooxda Alshabaab ku qaadeen degmada Afgooye ayaa sheegaya in la dilay haween caan ka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar ay kooxda Alshabaab ku qaadeen degmada Afgooye.
Kooxda Alshabaab ayaa xalay dagaal xoog leh oo afar jiho ah ku qaaday degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelada hoose.
Olole lagu diyaarinayo mooshin xil ka qaadista madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa xowli uga socda magaalada Muqdisho,…
