Browsing: K/Galbeed
Kooxda Alshabaab ayaa ku dhawaaqay inay khaarijisay askari Uganda u dhashay oo ay maxbuus ahaan u heysatay muddo dheer.
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya dagaalo qaraar ay ka socdaan degaano ka mida Gobolka Shabeelaha hoose, kadib…
Madaxweynaha K/Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in qorshihii uu ku doonayay beelaha Digil & Mirifle ay…
Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegay inay ka hari doonin ciidamada AMISOM sidii ay caddeyn iyo magdhow uga bixin…
Gaari ay leeyihiin ciidamada ayaa qasaare dhimasho iyo dhaawac ka geystay duleedka magaalada Muqdisho kadib markii uu dul maray gaari…
Xildhibaano ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaloya iyo siyaasiyiin ku kacsan madaxweynaha maamulka ayaa bilaabay diyaarinta mooshin ay doonayaan…
Ciidamo maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegay inay dileen horjooge ka tirsan kooxda Alshabaab.
Isbaheysi Doorashado oo in muddo ah ka dhaxeeyay madaxweynayaasha maamul Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Galmudug ayaa burbur ku soo dhammaaday…
Ciidamada AMISOM ee ku sugan Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa lagu eedeeyay inay fal dil ah oo fool xun ka geysteen…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaallo qaraar ay halkaasi ku dhex marayaan maleeshiyada Alshabaab iyo dad Beeraley…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa diiday waanwaan lagu doonayay inuu ka tanaasulo tartanka xilka Madaxweynaha Soomaaliya.
Kooxda Alshabaab ayaa dagaal ku qaaday maqribnimadii Caawa degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay inay nolol ku qabatay askari ka tirsan ciidamada AMISOM ee ka howlgala Gobolka Shabeellaha Hoose.
AMISOM ayaa shaacisay in askari ka tirsan ciidamadeeda uu ka tegay xero ay ku leeyihiin degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha…
Olole ay wadaan siyaasiyiin iyo xildhibaano ka soo jeeda maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka hor yimid qorshaha musharaxnimada Shariif Xasan…
[button color=”” size=”” type=”square_outlined” target=”” link=””]DIGNIIN: FADLAN KA ISKU DAAWAN HADDII AADAN AWOODIN[/button]
Ciidamada AMISOM ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa muddo 24 saacadood gudahood dilay 11 ruux oo shacab ah.
Dad rayid ah ayaa lagu laayay degmada Qoryooley ee Gobolka Sh/hoose kadib markii gaari ay la socdeen la gubay.
Guddiga Doorashada heer Maamul ee Koonfur Galbeed ayaa ka hor yimid go’aankii lagu laalay 5 kursi oo lagu doortay Magaalada…
Guddiga xalinta khilaafaadka Doorashada ayaa laalay natiijada kuraas dhowr ah oo lagu doortay magaalooyinka kala duwan ee maamulada dalka.
