Browsing: K/Galbeed
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa dalab sharci darro ah u dirtay madaxweynaha xilka sii…
Magaalada Baydhaba waxaa lagu soo gabagabeeyay doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka, iyadoo la doortay 69 xildhibaan.
Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhigtay gaadiid dagaal iyo askar ka goosatay ciidamada dowladda Soomaaliya.
Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa mar kale dib ugu soo laabtay Baaralmaanka Soomaaliya.
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Khaalid Cumer Cali ayaa sheegay in laga hos istaagay doorashada oo…
Maanta oo Jimce ahayd waxaa magaalada Baydhabo kasii socday Doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka.
Suldaanka Beesha Geledi Suldaan Cismaan Suldaan Axmed ayaa qeylo dhaan ka soo saaray in ergadii beeshiisa la bedeshay, lagana tegay.
Doorashada xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka magaalada Baydhaba ayaa maanta lagu doortay xildhibaano cusub oo ka mid noqonay Baarlamaanka cusub.
Iyadoo ay magaalada Baydhaba ka socoto doorashada Aqalka hoose ayaa maanta waxaa ka dhacay doorasho loogu loolamay kursiga Beesha Hintire.
Xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka laguna doortay magaalada Baydhaba ayaa gaaray in ka badan 40 xildhibaan.
Mid ka mida xildhibaanada sida weyn ugu xirnaa madaxtooyada Soomaaliya ayaa dib ugu soo laabtay Aqalka hoose doorashada ka dhacay…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya inay halkaasi ka dhacday fadeexad ku saabsan kursi loo doortay haweeney aan ka…
WAXGARADKA GALBOORE EE BEESHA HADAMO OO KULAN LAGU TAAGEERAYO XILDHIBAANAD SAREEDO KU QABTAY DEGMADA XUDUR.
C/raxmaan Aadan Ibraahim (Ibbi) ayaa mar kale ku soo baxay xildhibaan ka tirsan Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa wada qorshe uu xildhibaan caan ah oo kasoo jeeda…
UgaaskaBeesha Geeledle ayaa shaaciyay in ciidamo lagu dalbaday oo la garaacay, kadib ergadii beeshiisa markii lagala wareegay.
Iyadoo ay iska soo daba dhacayaan musuqa iyo cod iibsiga hareeyay doorashada Soomaaliya ee 2016, ayaa waxaa afka furatay mushara xiildhibaan…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in tartanka loogu jiro aqalka hoose uu ku soo biiray siyaasi cusub.
Magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug waxaa maanta ka bilaabatay doorashada aqalka hoose.
Doorasho maanta ka dhacday magaalada Baydhaba ayaa looga adkaaday wasiirka maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Maxamed Aadan Fargeeti.
