Browsing: K/Galbeed
Waxa magaalada Baydhabo lagu soo gabagabeeyay maanta wejigii koowaad ee Doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose ee Koonfur Galbeed.
Mid ka mida labada kursi ee Aqalka hoose ee Baarlamaanka beesha Ogaadeen ee lagu dooranayo magaalada Baydhaba ayaa lagu soo…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa ku guuleystay xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.
Waxaa magaalada Baydhaba ka bilowday doorashada aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa si rasmi ah shalay ugu dhawaaqay musharaxnimadiisa xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ee waqtigiisu dhammaaday ayaa maanta tegay magaalada Baydhaba ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed.
Madaxweynaha maamulak Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa soo jeediyay qaab cusub oo dowladda Soomaaliya lagu hogaaminayo.
Xaalad kacsan iyo xiisad ayaa ka taagan degaanka Goofgaduud ee duleedka magaalada Baydhaba kadib markii ay isaga baxeen ciidamada dowladda…
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay Hub culus iyo mid fudud ku wareejiyeen ciidamada maamulka Koonfur…
Guddiga Doorashada Dadban ayaa musharaxnimada ka xayuubiyay musharixii ugu horeeyay ee dagaal u adeegsada Doorosahda 2016.
Wararka laga helayo degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool ayaa sheegaya in dad ay qafaasheen Al-Shabaab meydadkooda laga helay duleedka magaalada.
Dagaal rogaal celis ah oo ciidamada maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa dowladda Itoobiya ay ku qaadeen maleeshiyada Alshabaab ayay dib…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa sheegtay inay qabsadeen degaanka Goofgaduud oo 30 u jira magaalada Baydhaba.
Maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa dib ula wareegay degmada Tiyeglow ee Gobolka Bakoolo saacado kooban kadib markii ay ka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay ka baxeen degmada Tiyeglow ee Gobolka Bakool.
Wararka la helayo gobolka Bakool ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay bilaabeen inay ka baxaan saldhigyada ay ku leeyihiin gobolka…
Haweeney isu soo sharaxday Aqalka Sare ee Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku danbeysay xabsi iyadoo loo geystay jirdil lagana…
Howlgal ka dhacay Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa la sheegay in ciidamada Milateriga, siiba kumaandooska Soomaaliya ay ku qabteen xubno ka…
Iyadoo ay soo afjaray doorashada ku dhowaad kala bar xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la helay faahfaahin ku saabsan…
Baarlamaanka koonfur Galbeed ayaa glaabta soo dhameystiray Doorashada xildhibaanada Aqalka Sare u metelaya Koonfur Galbeed.
