Browsing: K/Galbeed
Doorashada xildhibaanada Aqalka Sare ee maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay ka dhacdo magaalada Baydhaba.
Xaalada magaalada Afgooye ayaa saaka degan kadib weerarkii weynaa ee Alshabaab shalay ku soo qaaday degmadaasi oo saacado ay heysteen.
AMISOM ayaa war yaab leh ka faafisay weerarkii Alshabaab galabta ku qabsadeen degmada Afgooye.
Wararka laga helayo magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in mas’uuliyiin iyo saraakiil lagu dilay weerarkii Afgooye.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Federaalka ay weerar rogaal celis ah goor dhoweyd ku qaadeen degmada…
Xaalada magaalada Afgooye ayaa caawa kacsan iyadoo maleeshiyada Alshabaab galabta ka wareegeen inta badan magaaladaasi.
Weerar qorsheysan oo dhowr jiho laga soo qaaday ayaa ka socda magaalada Jowhar ee duleedka Muqdisho, iyadoo ay Alshabaab qabsatay…
Wararka laga helayo gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay xalay dagaal ku galeen degaanka Ceelwareegow.
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya inuu dagaal ku dhex maray halkaasi ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kooxda Alshabaab.
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Sooomaaliya ayaa la sheegay inuu ku dhawaaqayo musharaxnimadiisa xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay qarax lala beegsaday Guddoomiyaha degmada Buurhakaba ee Gobolka Bay oo la sheegay inuu dhaawac soo gaaray.
Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in lix askari ay dhinteen ka dib markii maleeshiya ka…
Xiriirka madaxweynayaasha labada maamul ee deriska ah Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ayaa xumaaday kadib markii ay soo baxeen liisaska musharixiinta Aqalka…
Xog laga helayo magaalada Baydhaba ee xarunta maamulka Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegaya in maamulkaasi uu dhowaan yeelanayo…
Maamulka Koonfur Galbeed ee Shariif Xasan uu hogaamiyo ayaa shaaciyay liiska xubnaha maamulkaasi ee Aqalka sare ay u soo sharxeen.
Ciidamada AMISOM ayaa la sheegay in duqeyn ay ku qaadeen degaanka Janaale ay ku dileen dad rayid ah.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in weerar lagu qaaday maleeshiyo ku sugan degaanka No. 50 oo kooxda Alshabaab laga dilay horjoogayaal.…
Kooxda Alshabaab ayaa ku dhawaaqay dhismaha Golaha Dhaqanka Soomaaliyeed oo ah Gole Dhaqameedkii ugu horeeyay ee xarakadu sameysato.
Madaxweynaha xilka sii haya ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhoweyd u anbaxabay magaalada Baydhaba. Socdaalka Xasan…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in maleeshiyooyin ka tirsan kooxda Alshabaab ay goor dhoweyd gudaha u galeen magaalada Marka,…
