Browsing: K/Galbeed
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa xukunno xabsi ah ku diray xubno ka tirsan Daacishta Soomaaliya oo dhowaan lagu qabtay Gobolka…
Maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa gubay gaari Qaad siday oo ku socday gobolka Bay iyagoo qabsaday mid kale.
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo dib ugu laabtay magaalada Baydhaba ayaa sheegay in lagu Shirkii Madasha.
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Ee Somalia Shariif Xasan Sheekh Aadan Ayaa dib ugu laabtay Magaalada Baydhaba isagoo ka tegay shirkii…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ayiday go’aankii dowladda Federaalka ku joojisay Qaadka.
Xaflad aan hore loo arag oo kooxda Alshabaab ay soo qabanqaabisay ayaa ka dhacday degaanka Tooratoorow iyadoo lagu caleemo saaray…
Wararka laga helayo gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in dagaal isugu jira duqeyn iyo howlgal ay qaadeen ciidamada dowladda iyo kuwa…
Madixii Daacish ee gobolka Baay iyo xubno la socda ayaa gacanta lagu dhigay sida ay shaaciyeen ciidamada Nabadsugidda ee ka…
Weeraro xoog leh oo mar qura la qorsheeyay ayaa xalay saqdii dhexe kadib ay kooxda Alshabaab ku qaaday xarumaha ciidamada…
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa furay madaxtooyada cusub ee maamulkaasi ka dhistay magaalada Baraawe…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa xarun weyn oo Madaxtooyo ka dhistay magaalada Baraawe.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in duqeyn madaafiic loo adeegsanayo ay hadda ka socoto magaalada Marka ee xarunta gobolka…
Xaflad tababar loogu soo xiray ciidamo ka tirsan Booliska Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa isu bedeshay goob Qoob-ka-ciyaar iyo riwaayad…
Waxa magaalada Baydhaba ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed ka furmaya shir ay yeelanayaan wasiirka arrimaha gudaha maamul goboleedyada Soomaaliya iyo…
Madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa xalay lagu weeeraray magaalada Baydhaba, iyadoo lagu eedeeyay inay ka danbeysay kooxda Alshabaab.
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in deegaanka Lafoole ee degmada Afgooye
Taliyaha cusub ee ciidamada AMISOM Jeneraalka dhowaan xilka la wareegay ee reer Jabuuti Cusmaan Nuur Subagle
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay magaalada Baydhaba
Ina ka badan 40 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Koonfur Galbeed oo maanta ku shiray magaalada Baydhaba
Ciidamada Kummaandooska Soomaaliya ayaa caawa la wareegay degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeelaha Hoose
