Browsing: K/Galbeed
Howgalka ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM ayaa war ka soo saaray dhacdadii xasuuqa ahayd ee ciidamada Itoobiya ka geysteeen…
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan dadkii ciidamada Itoobiyaanka ku xasuuqeen degaanka Aw-diinle
Wararka laga helayo gobolka Bay, ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay dad rayid ah ku laayeen degaanka Awdiinle ee Gobolka…
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu halkaasi ku dhex marayo ciidamada AMISOM iyo kooxda…
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose.
Maleeshiyada Alshabaab oo shalay qeyb ka mida qabsatay magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa weli ku sugan halkaaasi iyadoo…
AMISOM ayaa beenisay wararka sheegaya in magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose ay qabsadeen galabta maleeshiyada Alshabaab. AMISOM ayaa…
Wararka ka imanaya magaalada Marka ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay qabsadeen magaalada marka ee caasimada gobolka Shabeelaha Hoose kadib…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa Weerar maleeshiyada Al-shabaab ku qaadeen Saldhiga ciidamada milatariga Soomaaliya ee Gobolka Shabellaha Hoose oo…
Kooxda Alshabaab ayaa xalay weerar madaafiic ah ku qaaday magaalada Baydhaba, iyadoo la soo weriyay in madaafiicda ay ku dhaceen…
DAAWO SAWIRRO: Gaari BL ah oo qarax ku baab’iyay wadadda Afgooye & 20 oo ku dhintay Dadka ku dhintay gaarigan…
Maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa la sheegay inay nolol ku wateen ciidamo ka tirsan milateriga dowladda Federaalka ee fadhigoodu…
Kooxda Alshabaab ayaa la sheegay inay odayaal ku gowracday degaanka Goof-gaduud ee Gobolka Baay, kadib markii halkaasi dagaalo ku dhex…
Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhigtay diyaarad nooca wax basaasa ee Drone ah oo dhowaan ku soo dhacday Gobolka Shabeelaha Hoose.…
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee uu hogaamiyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku dhawaaqay inuu bilaabayo canshuur toos ah oo…
Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Janaasada Marxuum Burci Maxamed Xamza oo ahaa wasiiru dowlihii xafiiska Ra’aysulwasaaraha arrimaha deegaanka…
Nabaddoon caan ah iyo laba wiil oo uu midna uu dhalay, kan kalena uu awoowe u ahaa ayaa xalay lagu…
Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ayaa ka furmay magaalada Baydhabo, iyadoo ay hor yaallaan qodobo adag oo ku saabsan doorashada 2016 ee…
DAAWO SAWIRRO: Sidii Madaxweyne Xasan Sheekh loogu soo dhoweeyay Baydhaba Wadani.com
Shirkii Madaxda Madasha Qaran ee Soomaaliya ayaa galabta gelinka dambe ka furmaya magaalada Baydhaba, iyadoo ay halkaasi gaareen inta badan…
