Browsing: K/Galbeed
Guddoomiyaha degmada Baraawe Xasan Barre Maxamed ayaa sheegay in nin ka tirsan Alshabaab oo xalay isku dayay inuu bambooyin ku weeraro…
Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa amar ku soo rogay xaasaska ay qabaan ragga ka tirsan Alshabaab ee ku nool degaanada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax ka dhashay miino la geliyay goob ay fariistaan ciidamada oo ku dhow…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa shan ka mida dadkii lagu soo eedeeyay qaraxyadii Magaalada Baydhabo ku Xukuntay dil toogasho ah,…
Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa markii ugu horeysay magacaabay la-taliye uu yeelan doono, kaasoo kala…
Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. Cali Baashi Maxamed Cumar ayaa sheegay in weerarkii lagu qaaday degaanka Awdheegle habeenkii Talaadada ay…
Saraakiil sare oo ka tirsan Alshabaab ayaa la sheegay in lagu soo qabtay howlgalkii habeennimo ee Talaadadii ka dhacay degaanka…
Ugu yaraan 8 Askari ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa ku dhaawacmay kadib markii qarax Miino ah oo…
Sarkaal sare oo ka tirsan ururka Alshabaab, kana howlgeli jiray gobolka Sh/hoose gaar ahaan degmada Qoryooley iyo tuulooyin ka tirsan…
Afar askari ayaa ku dhintay, tiro kalena dhaawaco ayaa kasoo gaaray qarax miino oo gaari ay wateen lala eegtay degaanka…
Alshabaab ayaa sheegatay inay la wareegtay xerada Milateriga Laanta-buur ee gobolka Sh/hoose, kadib dagaal culus oo ay xalay ku qaaday.…
Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya oo uu hogaamiyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Degmada Afgooye iyo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in maleeshiyo ka tirsan ururka Alshabaab ay dagaal xoog leh ku qaaden xero ay…
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa boqoday dhaawacyada dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadii shalay ka dhacay…
Isbitaalka Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa la tacaalaya dhaawacyadii ugu badnaa ee abid soo mara kadib qaraxyadii mattaanaha…
Ciidamada booliska magaalada Baydhaba ayaa sheegay inay qabteen rag lagu tuhunsan yahay inay abaabuleen weerarkii qaraxyada ahaa ee shalay ka…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay inay ka danbeysay weeraradii mataanaha ahaa ee galabta ka dhacay laba Baar oo ku yaala magaalada…
UPDATE: Wararkii ugu danbeeyay ee qasaaraha qaraxa ayaa sheegaya in tirada dadka ku dhintay ay sii korortay oo ay gaartay…
Wararka hadda soo dhacaya ee laga helayo magaalada Baydhaba ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay…
Ciidamo ka wada tirsan maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta ku dagaalamay bartamaha magaalada Baydhaba ee afar irdoodka kadib…
