Browsing: K/Galbeed
Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa qasaaraha dagaal culus oo shalay duleedka degaanka Yaaqbariweyne ku dhex maray Alshabaab iyo ciidamo AMISOM ah,…
Wararka laga helayo gobolka Bay ayaa sheegaya in kooxda Alshabab ay weerar culus ku qaadeen Kolonyo baabuur ah oo ay…
Dabley hubeysan oo ku labisan dareyska ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay maanta ay dhac u geysteen xarunta Xawaaladda…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa tegay magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya, iyadoo uu halkaasi…
Ciidamada Uganda ee qeybta ka ah AMISOM ayaa shaaciyay inay fashileen laba weerar oo kooxda Alshabaab ku soo qaadeen xarumo…
Ciidamada Daraawiishta ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta waxaa loo soo xiray tababar, ciidamadaas tiradoodu waxa ay gaareysaa 312 askari. Ciidamadaas…
Maleeshiyada Alshabab ayaa weerar culus xalay ku qaaday saldhigyo ay ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Federaalka ku leeyihiin degmada Shalanbood.…
Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhigtay laba askari oo ay sheegtay inay ka soo goosteen ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay isku…
Ciidamada dowlada Soomaaliya ee fadhigoodu yahay degmada Afgooye ayaa shaacyay inay howlgal ay qaadeen kusoo qabteen Dhalinyaro lagu tuhmay inay…
The Interim South West Administration (ISWA) leadership has expressed support for the 2016 electoral model that was recommended by the…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerarkii ay xalay saqdii dhexe kooxda Alshabaab ku ekeeyeen degmada Afgooye oo afar…
Kooxda Alshabab ayaa xalay weerar nooc cusub ah ku qaaday saldhjigga Booliska Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose, kadib markii…
Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha guud Qaramada Midoobay Michael Keating iyo wakiilada Beesha caalamka ayaa maanta tegay magaalada Baydhabo socdaal…
Shariif Xasan Sheikh Aadan madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed ayaa baaq u diray dhalinyarada beeshiisa Diigl & Mirifle isagoo u sheegay…
AMISOM aya goor dhoweyd soo bandhigay sawirro muujinaya in ciidamadeeda ay ku sugan yihiin magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha…
Qorshaha dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhismaha aqalka sare ee Baarlamaanka oo lagu saleeyay maamul goboleedyada ayaa ku dhisan in 6…
Kooxda Alshabaab ayaa dagaal culus oo rogaal celis ah goor dhoweyd ku qaaday magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose kadib…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Marka ee xarunta Gobolka Sh/hoose yaa wararku in ay mar akle saaka ciidamada dowladda iyo…
Wararka laga helayo magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in saaka mar kale ay ciidamada AMISOM dib ugu…
Kooxda Al Shabaab ayaa soo bandhigtay gaari nooca dagaalka ah oo ay sheegtay inay ciidamada Dowladdu kaga qabsatay dagaalka ku…
