Browsing: K/Galbeed
Wararka laga helayo magaalada Marka oo gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in magaaladaasi ay gashay xaalad adag oo dhinaca ammaanka…
Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya ayaa sheegaya in jaha wareer ka jiro magaaladaasi kadib markii ciidamada AMISOM iyo kuwa…
Dagaal culus ayaa la sheegay inuu xilligan ku dhex marayo duleedka magaalada Marka ciidamada AMISOM h iyo kuwa dowladda Soomaaliya,…
Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaaray magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowladda iyo kuwa…
Ciidamada Itoobiya iyo kuwa maamulka Jubba ayaa dib ugu laabtay magaalada Kismaayo xalay kadib markii ay weerar ku qaadeen degaanada…
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Federaalka ay ku sii jeedaan magaalada…
Kooxda AlShabaab oo shalay la wareegtay magaalada Marka ee gobolha Sh/hoose ayaa amarro cusub ku soo rogay dadka ku nool Magaalada…
Kooxda Alshabab ayaa gacanta ku heysa magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose kadib markii ay isga baxeen magaaladaasi ciidamada…
Kooxda Alshabaab oo maanta barqadii qabsatay magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ciidamo hor leh kusii daabulaya magaaladaasi oo…
Ciidamada dowladda Federaalka ee ku sugnaa magaalada Marka ee xarunta gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya inay ka baxeen xalay iyo saaka,…
Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaaray magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya inay maleeshiyo ka tirsan kooxda…
Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo shalay gaaray degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa dadaal ugu jira…
Warar laga helay qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Koofur Galbeed ayaa sheegaya inay mooshin ka wadaan Madaxweynaha maamulka Shariif Xasan…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa difaacay aragtidiisa ah in nidaamka 4.5 lagu qeybsado awoodda dalka. Isagoo…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ay…
Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Somaaliya Danjire Maxamed Axmed Al-Cusmaani ayaa maanta toban baabuur oo isugu jirta Gaadiidka Ciidanka, Ambalaas, Booyad…
Xildhibaan Shire Cabdi Maxamed oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Juba ayaa faahfaahin ka bixiyay is mari waa’ uu…
Waxaa shalay Magaalada Muqdisho looga dhawaaqay maamul la baxay Jubba Ganaane State oo la sheegay inay dhisteen dadka Jubbooyinka, waxaana…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in tabashooyin ka jiray maamulada K/Galbeed iyo Jubba lasoo afjarayo iyadoo…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali yaa ka warbixiyay kulan uu maanta isugu keenay madaxweynaaasha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan…
