Browsing: K/Galbeed
Kulan uu soo qabanqaabiyay Ra’iisal wasaaraha Dowladda Fadaraalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa maanta garoonka diyaaaradaha ee Muqdisho ku dhex maray madaxweynayaasha Jubba…
Afhayeenkii Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose Maxamed Xuseen Shiine ayaa sheegay inuu ka tegay, siskana casilay xilkii Afhayeennimo ee Maamulka Gobolka…
Wararka laga helayo degaanka Leego ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM lala…
Maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab ayaa saaka waabarigii dagaal culus ku qaaday degaanka Warmaxan ee Gobolka Shabeellaha Hoose oo ahayd goob…
Dagaal qasaare badan dhaliyay oo ciidamo ka tirsan dowlada Federaalka ku dhex maraya Degmada Baraawe
Ciidamo ka wada tirsan kuwa milateriga dowladda Federaalka ayaa ku dagaalamay degmada Baraawe ee gobolka SH/hoose, waxayna wararka laga helayo…
Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa goor dhow guddoomiye u doortay C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye, kadib doorasho ka dhacday magaalada Baydhaba ee…
Doorashada Guddoonka baarlamaanka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta dhaceysa magaalada Baydhaba, iyadoo ay goor dhoweyd bilaabtay munaasbadda oo ay…
Waxaa magaalada Baydhaba ka socda olole ku saabsan doorashada hogaanka Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya. Waxaana guddiga doorashada oo…
Madoobe Nuunow Maxamed oo hore u sheegtay madaxweynaha maamul lix gobol ka kooban kadibna ka tanaasulay oo la heshiiyay Shariif,…
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka soo jeeda beelaha Digil & Mirifle oo ay wehliyaan wasiiro ka tirsan…
Madaxweynaha Maamulka Jubba oo booqasho ku jooga magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya ayaa kulan la yeeshay wasiirka arrimaha dibadda…
Beesha Murusade oo ka mida beelaha dega Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa warcad kasoo saartay maamulka Koonfur Galbeed iyo baarlamaanka uu…
Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa noqday kan ugu tiro badan maamulada dalka ka jira iyadoo tiradiisa ay hadda…
Golaha wasiirada Golaha Wasiiradda ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo shir yeeshay shalay, shirkaasoo uu guddoominayay Madaxweynaha Mudane Shariif Xasan…
Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa maanta fadhigiisii ugu horeeyay ku yeeshay magaalada Baydhaba kadib markii xalay la dhaariyay qeyb kale oo…
Xildhibaano cusub oo ka mid noqonaya Baarlamaanka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa xalay lagu dhaariyay xaflad ka dhacday magaalada Baydhaba,…
Madaxweynaha Maamul goboleedka K/Galbeed ee Soomaaliya ayaa lagu tirtirsiiyay inuusan ka qeyb gelin shirka madasha Qaran ee qaabka doorashada dalka…
Xildhibaan Maxamed Xuseen Isaaq Afaraale oo ka mid ah Xildhibaanada ka soo jeeda Gobolka Bakool ayaa ka digay in dagaal…
Wafdi ka socda wasaaradda arrimaha gudaha oo uu hogaaminayo wasiirka wasaaradaasi C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa maanta tegaya magaalada Jowhar oo…
War degdeg ah oo hadda soo dhacay ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay weerar culus maqribnimadii caawa ku qaadeen degmada…
