Browsing: K/Galbeed
Kulan ay yeesheen golaha wasiirada maamulka Puntland oo uu shir gudoominayay madaxweynaha maamulkaasi Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu taageeray…
Maamulka Koofur Galbeed ayaa si kulul uga hor yimid maamulka shalay looga dhawaaqay degmada Ceelbarde ee loogu magac daray Bakool…
Shirkii ka socday degmada Ceelbarde ee ay abaabuleen xildhibaano ka tirsan dowladda Federaalka iyo siyaasiyiin kasoo jeeda beesha Ogaadeen ayaa…
Kulan ayaa magaalada Muqdisho isugu yimaadeen xildhibaanada Beelaha Digil & Mirifle ayay ka soo saareen qoraal dhowr qodob ka kooban…
Xildhibaano iyo siyaasiyiin kasoo jeeda Beesha Ogaadeen ayaa wada ololahoodii ku saabsanaa in degaanada Ceelbarde, Yeed iyo Aato ay u…
Gudoomiyaha degmada Baraawe Xuseen Maxamed Barre (Jeex)ee Gobalka Shabeelaha hoose ayaa ka badbaaday isku day lagu doonayay in lagu…
Gaadiidka dagaalka ee AMISOM ayaa maanta dardaray oo qeybta danbe ka mray Gaariga nooca loo yaqaan Cabdi Bile ah oo…
DHAGEYSO: C/weli Gaas iyo Shariif Xasan oo hadallo kulul isku weydaarsay shirkii Madasha Wadatashiga
Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Koonfur Galbeed C/weli Gaas iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa isu jawaabay intii ay socdeen khudbadaha…
Waxaa maanta lagu dhaariyay xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhaba waxaa maanta oo tallado ah lagu dhaariyay 89 xildhibaan oo ka mid…
Xaflad lagu dhaarinayay xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliyeed ayaa maanta ka dhacday magaalada Baydhaba ee xarunta maamulkaasi, iyadoo…
Ciidamada cusub ee daraawiishta Daraawiishta Koonfur Galbeed ee Soomaaliya oo dhowaan tababar loo soo xiray ayaa dhoolatus ka sameeyay magaalada Baydhaba…
Xildhibaanada maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya oo bilihii ugu danbeeyay lagu howlanaa sidii loo soo xuli lahaa isla markaana khilaaf…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa tababar u soo xiray ciidamada daraawiishta Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ah…
Maamulka Galmudug ayaa soo jeediyay qaab yaab leh in lagu saleeyo Doorashada lagu wado inay dalka ka dhacdo 2016-da. Shir…
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa xaalad adag ka soo wajahday odayaasha dhaqanka maamulka K/Galbeed…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa tegay magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Bay, iyadoo ay halkaasi…
Waxaa muddooyinkan danbe soo if baxay xildhibaano olole siyaasadeed ka wada Gobolka Bakool oo cadaadis ku haya maamulka Koonfur Galbeed…
Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa diiday dalab ka yimid beelo gadoodsan oo sheegay inay…
Saddex degmo oo ka tirssan gobolka Bakool ayaa lagu dhawaaqay inay ka baxeen maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee uu hogaaminayo…
Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa la shaaciyay inay tiradiisu noqon doonto in ka badan 100 xildhibaan isla markaana…
