Browsing: Somali
Guddiga qabanqaabinaya bannaanbaxa la shaaciyey inuu Khamiista ka dhici doono magaalada Muqdisho ee looga horjeedo madaxweynaha xilligiisu dhammaaday , laguna…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa soo saaray amar ku sabasan inaan xilligan la aqbali doonin bannaanbax…
Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay inay ku faraxsan yihiin go’aannada shirka Wadatashiga ee…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa Saaka weerar culus ku qaaday Degaanka Qalimow oo u dhow, degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe.
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa taageeray go’aannadii kasoo baxay shirkii Golaha Watashiga Qaran ee Doorashooyinka, isagoo ku…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa saqda Dhexe xilliga Muqdisho la baahinayaa Khudbad laga duubay oo ku…
Xukuumadda Somaliya oo Heshiis cusub la saxiixaneysa Shirkada Maru Port Services (Maxay qabaneysaa?)
Xukuumadda Xilgaarsiinta Federaalka Soomaaliya ayaa heshiis cusub la gashay shirkad lagu magacaabo Maru Port Services Ltd oo qaabilsan tayo-dhowrka.
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo war kasoo saaray heshiiskii Doorashada ee ay shalay Muqdisho ku gaareen Golaha Wadatashiga Qaran…
Qasaaraha ciidamad adowladda kasoo gaaray dagaalkii shalay galab ka dhacay degaanka Cadakibir ee Gobolka Galgaduud ayaa sii kordhay.
Ciidamada Xoogga dalka ee Gorgor ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degaano hoostaga degaanka Bariire ee Gobolka Sh/Hoose.
Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa soo dhoweeyay Wararka ayaa sheegaya-murtiyeedka ka soo baxay shirka Golaha Wadashiga Qaran, iyadoo ku adkeeyay Ra’iisal…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal culus ayaa ka galabta ka dhacay degaanka Cadakibir oo 30 KM Koofur Bari…
Muddo lix maalmood ah oo shir uga socday magaalada Muqdisho Golaha Wadatashiga Qaran oo looga hadlay Arrimaha Doorashooyinka xilliga dheer…
Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran iyo Midowga Musharaxiinta ayaa soo dhamaaday, iyadoo xubnaha Golaha ay xilligan kulan la leeyihiin Wakiilada Beesha…
Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inuu halkaasi dagaal ku dhex maray askar ka kala tirsan…
