Browsing: Somali
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Gaari oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho. kaasoo geystay qasaare dhimasho iyo dhaawac…
Wasiirka Amniga xukuumadda xilgaarsiinta ayaa soo saaray amar xukuumadda kasoo baxay oo Garoonka Diyaradaha Muqdisho looga saarayo taliska Nabadsugidda iyo…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa soo saaray qoraal uu gunnadii ay qaadan jirana iyo fadhiyada Baarlamaanka uga…
Baraha bulshada rasmiga ah ee Guddiga Doorashada heer federaal ayaa weli waxaa maamulaya madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo lagu qorayo inuu guddoomiye…
Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed ayaa xalay shaaciyey 11 kursi oo doorashadooda ka dhaceyso magaalada Baydhaba, xilli Muqdisho laga qabaqaabinayo shirka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa si adag uga hadlay isku daygii Maxamed C/llaahi Farmaajo ee shaqo ka…
Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa war kasoo saaray dagaal xalay ka dhacay magaalada Beleweyne oo ka bilowday rasaas lagu furay Gaari…
Golaha Wasiirada xukuumadda Xilgaarsiinta ayaa xilli habeen ah shir yeeshay caawa iyadoo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
Wasiirka Afrika ugu qaabilsan Dowladda Ingiriiska oo Telefoon kula hadashay Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble
Taliyaha Booliska Soomaaliya Jen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa saraakiisha Booliska u sheegay inaysan gelin siyaasadda oo ay ku ekaadaan…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Maxamed Xasan (Lafta-gareen) ayaa cadaadis lagu saaray inuu ka qeyb galo shirka Golaha Wadatashiga ee uu…
Alshabaab ayaa dib uga baxday degmada Balcad, kadib markii ay xilliga salaadii subax qabsadeen, iyadoo qasaare dhimasho iyo dhaawac leh…
