Browsing: Somali
Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha-cadde) ayaa dalbaday in baritaan lagu sameeyo isku-dil oo uu sheegay inn lagula kacay xilli uu…
Qoyska Ikraan Tahliil Faarax oo ku ah haweeney ka tirsaneyd Hay’adda NISA oo ku maqan lix bilood ku dhow ayaa…
Golaha Wasiirada xukuumadda xilgaarsiinta ayaa galabta yeeshay shirkii toddobaadlaha ahaa oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo Muqdisho soo…
Xaalada milatari ayaa laga dareemay caasimadda Muqdisho, kadib ciidamo badan oo lasoo dhigay waddooyinka iyo shirar ka socda Madaxtooyada.
Madaxtooyada Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadashay dagaallada ka socda magaalada Boosaaso, iyadoo eedeyn u jeedisay agaasimaha xilka laga…
Alshabaab ayaa sheegatay inay magaalada Muqdisho ka fulisay dil qorsheysan oo lagu beegsaday sarkaal ay in muddo ah ku raad…
Mareykanku wuxuu PSF ku tilmaamay ciidamada ugu awoodda badan Puntland ee la dagaalama Argagixisada
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa baaq kasoo saaray xaaladda colaad ee magaalada Boosaaso Gobolka Bari.
Dagaal ayaa mar kale xalay Saqdii Dhexe xalay dib uga qarxay magaalada Boosaaso xilli ay dhaqan gashay xabbad joojin ay…
Arrintan ayaa qeyb ka ah olole Farmaajo ku beegsanayo Ra’iisal wasaare Rooble, kadib xil ka qaadsitii xubno ka tirsan Guddiga…
Ciidamada dowladda ayaa la wareegay saddex maleeshiyo oo ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo maanta isku dhiibay ciidamada Nabadsugidda ee ka…
Waxaa socda dadaallo nabdeed oo xal loogu raadinayo xiisadda ka taagan magaalada Boosaaso oo dhalisay dagaal muddo laba maalmood ah…
Musharixii ugu horeyeey ee xilka Madaxweynaha ayaa Baaq iyo talo soo jeedin kasoo saaray dagaalka ka dhacay magaalada Boosaso ee…
Isimada dhaqanka Puntland ee ku sugan magaalada Boosaaso aya soo saaray Baaq nabadeed oo degdeg ah, iyadoo labada dhinac ku…
