Browsing: Somali
Dilal kala duwan ayaa saacadihii ugu danbeeyay ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo lagu dilay askar ka tirsan ciidamada Dowladda.
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay goor dhoweyd inay dhammaan ciidamadeedii kala baxday dalka Afghanistan, saacadu marey hayad habeen barkii dalkaasi.
Dowladda Turkiga ayaa soo bandhigtay diyaaradii ugu danbeysay Drone ah oo awood u leh inay xambaarto gantaallo badan, awoodeeduna ka…
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Cismaan Dubbe xukuumadda xilgaarsiinta ayaa ka noqday oo hakiyey kireynta iyo dib u hawl-gelinta maqaaxida…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan gaara la yeeshay Midowga Musharaxiinta oo ay ka wadahadleen xaaladda Doorashada…
Daalibaan oo isu diyaarisay inay Mareykanka kala wareegto Garoonka Kaabul iyo Weerar Gantaalo ah oo…
Weerar Gantaallo ah ayaa lagu qaaday Garoonka Diyuuradaha magaalada Kaabul, iyadoo Mareykanku sheegay inuu hawada ku burburiyay Gantaallahaasi.
Golaha Abwaannada iyo Hobollada Waaberi ayaa si kulul uga hor yimid tallaabo uu qaaday Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Xilgaarsinta Cismaan Abuukar…
Maxkamadda dajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta 30 Ogost 2021 xukun 10 sano oo xabsi ah…
Dhaqdhaqaaqa Daalibaan ayaa ku jira diyaargaroowgii ugu dambeeyay ee ku dhawaaqista Golaha Wasiirrada ee cusub xukuumadda ay ka dhisayaan oo…
Midowga Musharixiinta oo maanta mar kale ku shiray Muqdisho ayaa eedeyn u jeediyey Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa taageero milateri oo isugu jirta Hub iyo Gaadiid ku wareejiyay Galmudug, taasoo ka danbeysay markii uu…
Wararka laga helayo dadlka Afghanistan ayaa sheegaya in ciidamada Mareykanka ay duqeyn ka fuliyeen magaalada Kaabul.
Wararka laga helayo magaalada Kaabul ee dalka Afghanistan ayaa sheegaya in Qarax weyn laga maqlay agagaarka Garoonka Diyaaradaha Hamid Karzai…
Siyaasiyiin taageersan Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ka digay inuu isku dhac ka yimaado go’aan maamulka Gobolka Gedo ee hoostaga…
Wadahaladdii khilaafka Habraaca Doorashada Golaha Shacabka ayaa natiijo la’aan noqday, kadib markii labadii dhinac ka mida ay intooda badan baaqdeen…
Waxaa caawa magaalada Muqdisho ka dhacay fal ay Ciidamada amniga ku toogteen nin dabley oo la sheegay in looga shakiyey…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in heshiis hordhac ah laga gaaray xiisadii ka dhalatay gadoodkii ciidamada qaarkood iyo…
Hooyada dhashay dhibane Ikraan Tahliil Faarax ayaa si qiiro leh uga hadashay gabadheeda oo muddo laba bilood ah ka maqan,…
Dhaqdhaqaaqa Daalibaan ee qabsaday dalka Afghanitan ayaa sheegay inuu Turkigu oggolaaday codsigoodii ku saabsanaa inuu maamul howlgelinta Garoonka Diyaaradaha Hamid…
Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka digay colaad laga abaabulayo Gobolka Hiiraan, isagoo baaq u diray Beesha…
