Browsing: Somali
War hadda soo dhacay aya asheegaya in xal laga gaaray qodobkii caqabadda ku noqday xafladda saxiixa heshiis Doorasahada Soomaaliya ee…
Waxaa hakad ku jirta xafladii Xeritaanka Saxaaiixa Heshiiska labaad ee Doorashada Soomaaliya, kadib markii ay xal laga gaari waayey khilaafka…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/laahi ayaa ugu danbeyn lagu qanciyey inuu ka qeyb galo xafladda xiritaanka iyo Heshiiska Doorashada…
Dadaal loogu jiro in Guddoomiyaha Aqalka Sare lagu qancinayo ka qeyb galka Xaflada Saxiixa Heshiiska
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda dadaalkii ugu danbeeyay ee lagu doonayo in lagu qanciyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi…
AKHRISO: Jadwalka Hadal-jeedinta Shirka Afisyoone (Madaxweynihii hore ee Farmaajo oo khudbad ku leh)
Waxaa Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ka bilowday munaasabad lagu so xirayo Shirka Qaran ee Wadatashiga Doorashooyinka oo lagu saxiixayo Heshiiskii…
Siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobollada Waqooyi Garabka Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa qaadacay heshiiska Doorashada ee la filayo in…
Waxaa Berri magaalada Muqdisho ka dhaceysa xaflad lagu saxiixayo fulinta heshiiska Doorashada Soomaaliya, iyadoo uu ka qeyb geli doono Madaxweynaha…
Waxaa maanta magaalada Burco, Gobolka Togdheer ku geeriyooday Majaajiliistecaanka ahaa ee Sooraan Ismaaciil Sugulle.
Mudane Madaxweyne, Xubnaha Sharafta leh ee Golaha,
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgallo ka bilaabay degaano ka tirsan Gobolka Shabeelada Dhexe, iyadoo uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socota qabanqaabada munaasabadda lagu saxiixayo Heshiiska Fulinta Doorashada, iyadoo lagu casuumayo dhinacyo kala duwan.
Waxaa la isla meel dhigay heshiis guud ahaan laga gaaray Shirkii Qaran ee Wadatashiga Doorashada oo uu hoggaaminayey Ra’iisal Wasaaraha…
Xukuumadda xilgaarsiinta Federaalka ayaa shaacisay in heshiis lagu gaaray shirii Wadatashiga Qaran Doorashada ee ka socday magaalada Muqdisho.
Waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay 18-kii October 2019-kii, taliyihii ciidamada Gorgor Gaashaanle Maxamed Suleymaan Abiikar Maxaadey.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun xasbi daa’in ah ku riday laba nin oo lagu…
Qeybta Warfaafinta Alshabaab ayaa baahisay muuqaalka askari ka tirsan ciidamada Kenya oo ay maxbuus ahaan u heystaan, kaasoo lagu qabtay…
Shirka Qaran ee Wadatashiga Doorashooyinka ayaa maalintii afraad maanta galay iyadoo aan weli horumar laga gaarin qodobkii ugu horeeyay ee…
Dowladda Ingiiriska ayaa la sheegay inay ciidamo gaara u direysa Soomaaliya 250 askari si ay gacan uga geystaan la dagaalanka…
Golaha Amniga Qaramada Midoobay ayaa mar kale maanta ka shiraya xaaladda Soomaaliya, sida uu shaaciyey Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya…
Militariga dalka Mali ee ku yaalla Galbeedka Afrika ayaa xiray Madaxweynihii, Ra’iisul Wasaarihii iyo Wasiirka Gaashaandhigga ee dowladda kumeel gaarka…
