Browsing: Somali
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray Madaxweynihii la dilay ee dalka Chad Idriss…
Xaaladda Magaalada Muqdisho ayaa kasii dareysa tan iyo intii uu muddo xileedkiisa kororsaday Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahaana guddoomiyihii Midowga Musharixiinta Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay ka guuray xaruntiisii, degmada Wadajir ee agagaarka…
Agaasimihii hore ee Hay’adda NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa beeniyay War ay ka faafiyeen taageerayaasha Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee…
Guddigii la isku khilaafsanaa ee Doorashada oo ay dhistay xukuumadda Federaalka ayaa caawa la kala diray, kadib xaflad uu u…
War-murtiyeed laga soo saaray shirweynihii beelaaha Hawiye ee maanta ka dhacay Muqdisho ayaa sharci darro ka dhigay muddo kororsigii Maxamed…
Waxaa magaalada Muqdisho goor dhoweyd ka furmay shirweyne ay beelaha haoiye ka leeyihiin xaaladda kala guurka iyo muddo krorosiga ay…
Dawladda Qatar ayaa beenisay inay jiraan lacago ay Soomaaliya usoo mariso Agaasimaha Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya (NISA) Fahad…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in wiil uu dhalay madaxweynihii dalka Chad ee la dilay Idriss Deby uu la…
Wararka laga helayo dalka Chad ayaa sheegaya in a dilay madaxweynihii dalkaasi oo dhowaan doorasho muran ka taagan yahay la…
Mas’uul ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir, gaar ahaan degmada Deyniile ayaa u dhintay qarax dhaawac culus oo kasoo gaaray qarax…
Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay soo gabagabeeyay socdaalkiisii dalka Congo, isagoo saaka aroortii xilli aan la fileyn…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa war cusub oo aan la fileyn uga dhawaaqay magaalada Kinshasa ee…
Safiirkii hore ee Mareykanka ee u joogay Soomaaliya sanadihii 2016-2017 Mr. Stephen Schwartz ayaa si kulul uga hadlay xaaladda Soomaaliya…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay u safray dalka Congo DR, isagoo maanta la kulamay…
Qoraal kasoo baxay Madaxtoyada dalka Congo DR ayaa looga hadlay safarka Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Maxamed Farmaajo ku tegay xalay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Lacagtii shalay Booliska Soomaaliya shaaciyen in lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay xilli danbe gaaray magaalada Kinshasa eedalka Koongo, kadib booqasho…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay rasaas ku fureen gaari uu la socday taliyihii hore…
Waxaa magaalada Muqdisho Caawa ka socda bannaanbax looga horjeedo madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.
