Browsing: Somali
Midowga Yurub ayaa si kulul uga hor yimid muddo kordhinta Aqalka Hoose ee Baarlamaanka ku dhaqaaqay, iyagoo ku tilmamay mid…
Maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Gaalkacyo kusoo bandhigtay ciidamo ka goostay dowladda Soomaaliya oo isu dhiibay maamulkooda.
Madaxweynayaahsa maamul Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa goor dhoweyd ka duulay magaalada Muqdisho, iyagoo dib ugu laabanaya xarumahooda Garowe iyo…
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa shirararkii ugu danbeeyay la yeeshay madaxda Maamul Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland oo kusii jeeda degaanadooda.
Dowladda cusub ee Mareykanka oo uu madaxweynaha ka yahay Joe Biden ayaa amartay baaritaan dheeraad ah oo lagu sameeyo weerarkii…
Alshabaab ayaa sheegatay dilka sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda oo lagu khaarijiyey weerar nooc cusub ah oo ka dhacay degmo…
War kooban oo caawa kasoo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu caddeeyay mowqifkeeda ku saabsan muddo kordhina Aqalka hoose ee Baarlamaanka…
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay Berri oo Talaado ah 13-ka April 2021 ay tahay…
Maamulka Galmudug ayaa beenisay qoraal ay faafisay Madaxtooyada Soomaaliya oo ku saabsan war-saxafadeed wadajir ah oo ay soo saareen saddex…
Wasiirkii hore ee Gaadiidka iyo Duulista Maxamed C/llaahi Oomaar ayaa iska diiday xilka loo wareejiyey ee wasiirka Shaqada iyo Arrimaha…
Boqortooyada Sacuudiga ayaa ku dhawaaqay inay Berri oo ah Talaado 13-ka April 2021 ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan.
Aqalka hose ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhaqaaqay muddo kordhin loo sameeyo Hay’adhaa dowladda ee waqtigoogu dhammaaday.
Waxaa goor dhoweyd xarunta Villa Hargeysa ka furmay fadhiga Aqalka Hoose ee Golaha Shacabka oo looga hadlayo Mooshin muddo kordhin…
Midowga Musharixiinta ayaa shir jaraa’id oo ay qabteen goor dhoweyd uga hadlay xaaladda dalku marayo iyo dhacdooyinkii ugu danbeeyay.
Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa bogaadiyey, soona dhoweeyay tallaabada uu qaaday Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Saadaq.
Xarunta Aqalka hoose ee Baarlamaanka Villa Hargeysa ayaa loo baahday in baaritaan lagu sameeyo, kadib shaki la sheegay inuu ka…
Waxaa xil ka qaadis degdeg lagu sameeyay Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir, kadib markii uu ku dhawaaqay tallaabo ka dhan muddo…
Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) ayaa shir jaraa’id oo lama filaan goor dhoweyd qabtay, isagoo shaaciyey…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hadlay munaasabadda 12- April ee asaaska ciidamada Xoogga Dalka.
48-kii ee lasoo dhaafay waxaa isbedel ku yimid qorshihii muddo kororsiga ee Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo uu…
