Browsing: Somali
Ciidamo, hub iyo gaadiid dagaal ayaa mar kale maanta ka degay garoonka Doolow ee Gobolka Gedo, kuwaas oo laga qaaday…
Dowlada Soomaaliya ayaa shalay gelinkii dambe dhalinyaro kusoo daabushay diyaarado kasoo qaaday degmada Doolow ee Gobolka Gedo.
Madaxweynaha K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa la sheegay inuu magaalada Muqdisho imaan doono, kadib safarkii ugu dheeraa ee uu…
Maamul goboleedka Jubbaland ayaa digniin culus kasoo sartay Ciidamadii ay dowladda federaalku shalay ka dejisay degmada Doolow iyo dagaal ay…
Madaxweynaha muddo xileedkiiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa baaq cusub soo saaray, isagoo shir ugu baaqay madaxda dowlad Goboleedyada iyo…
Taliyaha ciidamada Booliska Jen. Cabdi Xasan Xijaar ayaa shaaciyey in laga jabsaday bartiisa Twitterka, kadib markii qoraal kooban oo yaab…
Dowladda Mareykanka ayaa War cad kasoo saaray xaaladda Doorashooyinka Soomaaliya iyo khilaafka ka taagan Doorasho dalka ka dhacda.
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta degmada Doolow ee gobolka Gedo ka dejisay ciidamo hor leh oo ka tirsan Militeriga, gaar ahaan…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa soo bandhigay War-saxaafadeed ku sabasan sababta ay ku diiday Dacwadda ay Soomaaliya ka gudbisay ee…
Daahir Geelle: “Haddii Farmaajo fahamkiisa dowladnimadu kusoo koobmay qori amaankiisa furan yahay..”
Musharaxa xilka Madaxweynaha Daahir Maxamuud Geelle sheegay in hab dhaqanka Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmajo uu keenay in…
Weriye Somali ah oo soo bandhigay Kufsi baahsan oo ciidamada Itoobiya iyo Eritrea ka geysteen Tigray
Gobolka Tigray oo ciidamada Itoobiya iyo Eritrea ku duuleen ayaa waxaa ka dhacay tacadiyo waaweyn oo bani’aadamnimo oo Qaramada Midoobay…
Madaxa Guddiga xuquuqul insaanka Qaramada Midoobey Michelle Bachelet ayaa ogolaatay codsigii Ethiopia ee oo ku saabsanaa in si wadajir ah…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax goor dhoweyd ka dhacay caasimadda, gaar ahaan agagaarka Km4.
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa sheegay inay Soomaaliya maanta ku socoto xaalad madow oo ka dhalatay inaysan wax doorasho…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa sheegay in Madasha Badbaadada Qaran loo dhisay toosinta masiirka khaldamay ee qori isu dhiiibkii…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho looga dhawaaqay Madasha Badbaado Qaran, taasoo ay ku mideysan yihiin Puntland iyo Jubaland, Midowga Musharixiinta Madaxweynaha…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in isbaheysiga cusub oo siyaasadeed ay ku dhawaaqeen goor dhoweyd laba maamul Goboleed,…
Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda lagu dhawaaqo isbaheysi siyaasadeed la sheegay inuu noqon doono kii ugu weynaa Soomaaliya…
Maamul Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa qaadacay shir qeyb ka mida Guddiga Farsamada Doorashooyinka uga furmay Hotelka Decale ee magaalada…
Waxa magaalada Muqdisho ka furmay shir hor leh oo la isugu yeeray Guddigii Farsamada Arrimaha Doorashooyinka oo bishii hore ku…
