Browsing: Somali
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Maxamed Musal Sheekh ayaa ka qeyb qaatay in la fashiliyo Qorshihii Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo…
Madaxweyne Farmaajo: “Waa inaan la dhageysan waxa ay noo sheegayaan Shisheeyaha..” (Daawo Khudbadda)
Madaxweynaha Soomaaliya ee muddo xileedkiisu sii dhammaanayo Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbad u jeediyey xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka…
Kulanka labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa goor la filayaa inuu goor dhow furmo, iyadoo loo diiday inay soo tebiyaan saxafiyiinta.
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda diyaar garowga kulanka Baarlamaanka Federaalka ee la filayo inuu khudbad ka jeediyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa faahfaahin ka bixiyey shirkii Dhuusamareeb…
Maamulka Gobolka Gedo ee hoos taga Dowladda Federaalka ayaa shalay Galab iyo xalay waday abaabulka bannaanbaxyo ka dhacaya degmooyinka Gobolkaasi,…
Wakiilada Beesha Caalamka iyo ururrada Bulshada rayidka Soomaaliyeed ayaa uga digay Baarlamaanka Federaalka ee waqtigiisu dhammaaday inuu ku dhaqaaqo Muddo…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inuu caawa shir kale ka socdo Madaxtooyada Galmudug, kadib markii beesha Caalamka…
Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka mida aqoonyahanadda caanka ah ee Soomaalida ayaa ka hadlay xaalada cakiran ee dalka iyo…
Shaki badan ayaa ka dhashay kulanka uu Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ugu yeeray Baarlamaanka Federaalka 5-ta Febraayo 2021, iyadoo ay…
Warar cusub ayaa kusoo kordhay xaaladda is mari waagga ah ee ka taagan shirka Dhuusamareeb 4 oo qarka u saaran…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa goordhow shir jaraa’id ku qabanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.
Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Feeraalka ayaa isugu yeeray xildhibaannada inay Berri isugu yimaadaan kulan gaara oo uu hadal ka jeedin…
Baarlamaanka Federaalka ayaa soo dhex galay khilaaf xoog leh oo dhex maray Wasiirka Batroolka ee Soomaaliya C/rashiid Maxamed Axmed iyo…
Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hadlay howlgal ay ciidamada milateriga ee Gorgor ay dowladda ay gacanta u…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in goor dhoweyd ay dhowr Madfac oo Hoobiyeyaal ah kusoo dhaceen gudaha magaalada.
Beesha caalamka ee loo yaqaan ‘Saaxiibada Beesha Caalamku’ ayaa soo dhoweyay kulanka dhex maraya Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo…
Wakilada Beesha Caalamka ayaa la sheegay inay faragelin ku sameeyeen Qorshihii Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ku doonayey inuu dib ugu…
XOG: Axmed Madoobe oo diiday Talo soo jeedintii Guddi loo saaray Arrinta Gedo iyo Jawaab laga sugayo
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa diiday talo soo jeedin ka timid Guddi ka mida madaxda ka qeyb glaeysa shirka…
