Browsing: Somali
Waxaa maanta dib loo dhigay ciyaartii fiinaal-ka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, kadib kulan ay yeesheen Wasiirka ciyaaraha , maamulka…
Waxaa magaalada Garowe ee xarunta Puntland isugu tegay Madax ka socota dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada, mushariixinta iyo siyaasiyiin kala duwan,…
Baarlmaanka Federaalka Soomaaliya ee muddo xileedkiisu dahmmaaday ayaa maanta muddo kordhin u sameeyay Guddiga Doorashada Qaran ee ay hoggamaaiso Xaliimo…
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in maleeshiyo ka badan 10 oo ka tirsan Alshabaab lagu dilay weerar ay…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Afhayeenka Xukuumadda Federalka.
Shir sanadeedkii Madasha Heritage ee Garowe oo dib u dhac ku yimid iyo xarun cusub oo loo wareejiyey
Shir sanadeedkii Madasha Mac-hadka Heritage oo lagu waday inuu maanta ka furmo magaalada Garowe ayaa dib u dhac ku yimid,…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomalia ayaa Maanta waxaa ay xukuno kala duwan oo xabsi 20 ilaa 3 sano ah…
Ra’iisal wasaare Rooble oo Xoghaye cusub u magaacabay Xafiiskiisa, xilkiina ka qaaday C/risaaq Caato
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacabay xoghayaha cusub ee Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.
Qarax miino ayaa maanta ka dhacay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, iyadoo lala beegsaday Nabadoon caan ah oo hore u…
Guddiga Doorashada ee lagu muransan yahay ayaa shaaciyey inuu mar kale dib u dhac ku yimid xilligii loo qabtay Doorashada…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku adkeystay in hore loogu socdo oo la qabto Doorashada dadban ee lagu muransan…
Xildhibananada Baarlamaanka Federaalka ee xilka sii haya ayaa degdeg u ansixinaya Miisaaniyadda Dowladda Soomaaliya ee sanadka 2021.
Kadib ciyaartii xiisaha badneyn ee xulalka Gobolka Banaadir iyo Maamuka K/Galbeed ku dhex martay Garoonka Eng yariisow ee magaalada Muqdisho…
Madaxda Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa ku gacan seyray wareegto kasoo baxday Wasiirka ganacsiga xukuumadda Soomaaliya oo la sheega in…
63 jir Caddaan ah oo Qarax is-miidaamin ah ka fuliyey Mareykanka iyo sabab yaab leh oo ku dhalisay..
Kadib baaritaan saddex maalmood socday ayaa lagu ogaaday in Nin caddaan ah oo 63 sano jir ah uu isku qarxiyay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar koox bistoolado ku hubeysan ay maanta ka fuliyeen magaalada oo lagu dilay xubno…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa bilaabay xil ka qaadista iyo mahacaabidda Wasaaradaha Xukuumadda Soomaaliya, isagoo hore u…
Maxaa loo kala diray Madaxdii Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya..? (Akhriso Wareegto Wasiir)
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khaliif Cabdi Cumar soo saary wareegto uu kala diray Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha…
Kulan shalay khadka Internet-ka ku dhex maray Wakiilada Beesha caalamka iyo Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay xaaladda…
Koox dabley ah oo bistoolado ku hubeysan ayaa goor dhoweyd weerar ka fulisay xaafadda Buundooyinka degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
