Browsing: Somali
Waxaa dalal badan ay soo rogeen xayiraad dhinaca duulimaadyada ah, kadib markii nooc cusub oo cudurka CoronaVirus ah oo si…
Shir madaxeedkii 38-aad ee IGAD oo aan caadi ahayn ayaa goor dhoweyd Caawa lagu soo gabagabeeyay dalka Jabuuti, iyadoo xal…
Iyadoo maanta oo dhan dowladda Soomaaliya ciidamo kala duwan diyaarado ugu daad gureysay Gobolka Gedo ayaa galabta waxaa halkaasi gaaray…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay ciidamo hor leh u daad gureyneyso Gobolka Gedo.
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa kulan gaara kula yeeshay Magaalada Jabuuti madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ka hor shir…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaannada Federaalka ayaa si kulul u weerarray Madaxweynaha waqtiga xilkiisu sii dhammaanayo ee…
Madaxweynaha K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa si cad u sheegay inaysan maamulkiisa wax tabasho ah ka qabin sida dowladda…
Wararka laga heleyno dalka Kenya ayaa sheegaya maleeshiyada Alshabaab oo si weyn u hubeysan ay weerar culus ku qaadeen deegaan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada dowladda oo isugu jira qeybaha Booliska iyo Milateriga ay weerar ku…
Wasiirk Amniga Jubaland C/rashiid Xasan C/nuur (Janan) ayaa sheegay inuu joogo duledka degmada Beled-Xaawo ee gudaha dalka Soomaaliya, isagoo beeniyey…
Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa warsaxaafadeed kasoo saartay xiisadda ka taagan dalalka Kenya iyo Soomaaliya, kadib markii dowladda Soomaaliya ay ku…
Dagaal saacado socday ayaa magaalada Muqdisho ku dhex maray askar ka wada tirsan ciidamda Milateriga Soomaaliya oo qaab beeleed u…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u dhoofay glabata dalka Jabuuti, halkaas oo uu kaga qeyb…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb qaatay Aas qaran oo loogu sameeyay saraakiishii lagu dilay…
Afhayeenka Alshabaab ayaa faahfaahin ka bixiyey weerarkii is-miidaaminta ah ee ka dhacay Koonfurta magaalada Gaalkacyo oo lagu dilay sarkaal ka…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha dibadda dalka Malawi ayaa goor dhoweyd ka…
Rasaas xoog leh ayaa laga maqlayaa xaafado ka tirsan degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir, iyadoo ay ku dagaalamayaan askar ka…
Safarkii ugu horeeyay ee Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ku tegay maamul Goboleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa kusoo idlaaday qarax…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeysay Dowladda Kenya inay diyaarineyso Duullaan ay maleeshiyo ay hubeysay kusoo qaadaan degmada Beledxaawo ee Gobolka…
Dowladda Maraykanka ayaa Badda Soomaaliya u soo dirtay Markab weyn oo nooca diyaaradaha xambaara ah, kaasoo ka qeyb qaadan doona…
