Browsing: Somali
Wraarkal aga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ee ku sugan degaanka Halgan uu dagaal dhex maray, kadib…
Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa war cusub kasoo saartay khilaafka ka taagan doorashooyinka dalka, iyadoo dalbadatay in gacanteeda lagu soo celiyo…
Guddiga Doorashada lagu muransan yahay ee Heer federaal oo shalay isk dhex magacaabay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku xigeen ayaa la…
Ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ayaa saaka xiray Wadooyinka soo gala Tiyatarka Qaranka, taasoo keentay in dad fara badan ay ku…
Golaha Midowga Musharixiinta ee ay ku jiraan inta badan musharixiinta Madaxweynaha ayaa dingniin u diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo,…
Madaxweynaha waqtigiisu sii dhammaanayo ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku adkeysatay qabashada Doorasho lagu muransan yahay, isagoo xukuumadda ku…
Beelaha dega Gobolka Hiiran ayaa xaflad ballaaran oo lagu taageerayo Madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle Cali C/llaahi Guudlaawe ku qabtay magaalada…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay Meertada 13-aad ee aan caadiga ahayn ee Shirka Midowga Afrika ayaa…
Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa maanta ku dhawaaqay inay magacaabeen Guddiga Badbaadinta Doorashooyinka Qaranka.
Guddiga Doorashada heer Federaal ee ay magacawday xukuumadda Soomaaliya ayaa galabta magacaabay guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen.
Golaha Midowga Musharixiinta ee xilka Madaxweynaha ayaa ka digay in Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya ee waqtigoodu dhammaanayo ay xilligan doonayaan…
Afhayeenka Jabhadda TPLF ayaa shaacisay sababta ay uga baxeen caasimadda Gobolka Tigray iyo magaalooyinka kale, isagoo sheegay inaysan dheereyn xilliga…
Shirkii Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo lagu waday inuu maanta oo Sabti ah dhaco 5-ta Disembar 2020 ayaa baaqday markii…
Madaxweynaha Mareykanka ee mudadda xil heyntiisa sii dhammaaneyso ayaa wada dadaalkii ugu danbeeyay ee uu doonayo inuu ku heshiisiiyo dowladaha…
Xildhibaanadii Puntland ee Khamiistii xasaanadda laga qaaday ayaa warbaahinta la hadlay, iyagoo faahfaahin ka bixiyey sababta keentay inay isku dhacaan…
Ciidanka Danab ee kumaandooska Xoogga dalka ayaa la sheegay inay howgal qorsheysan kusoo qabteen Madixii Alshabaab u qaabilsanaa Khaarijinta iyo…
Madaxweynaha Mareykanka ee xilka kasii degaya Donald Trump ayaa amar ku bixiyay in ciidamada Mareykanka laga saaro Soomaaliya horaanta sanadka…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo waanwaan ka dhex bilaabay musharixiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dhowr…
Qareen Mareykan oo kasoo jeeda gobolka Maryland ee dalka Mareykanka ayaa lagu soo oogay eedeymo la xiriira isku dayga inuu…
Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa u jawabay wasiirkii hore ee waxbarashada C/llaahi Goodax Barre oo eedeyn iyo…
