Browsing: Somali
Dagaal culus ayey ciidamada dowladda ku qaadeen degaano ka tirsan Degmada Balcad oo ay gacanta ku hayaan Alshabaab, iyadoo dagaalku…
Alshabaab ayaa suldaan kale ku caleemo saartay Gobollada Jubbooyinka, iyadoo ay sii kordhisay odayaasha dhaqanka ee ay ku caleemo saareyso…
Qaar ka mida wadooyinka Muqdisho ayaa xalay saqdii dhexe ciidamada Booliska ay ka qaadeen Dhagxaan waaweyn oo lagu xiray wadooyinka…
Fowdo iyo qas maamul ayaa hareeyay xafiiska Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya intii uu ku-simaha xilka sii haya madaxweyne Farmaajo magacaabay…
Jubbaland oo soo bandhigtay xubno Alshabaab ah oo weerarro ka fuliyey Kismaayo (Magacyada + Sawirro)
Ciidamada Nabadsugidda magaalada Kismaayo ayaa soo bandhigay 3 nin oo la sheegay inay ka mid yihiin Alshabaab oo qaabilsanaa inay…
Ra’iisul Wasaaraha aan weli magacaabin Golihiisa Wasiirada Maxamed Xuseen Rooble ayaa amarro kusoo rogay wasiiraa xilka sii haya ee xukuumadii…
Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa dalka ka dhoofay goor dhoweyd isagoo safarkiisii ugu horeeyay dalka uga…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa safar shaqo oo laba maalmood ah maanta ku tegaymagaalada Asmara ee dalka Eritrea.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo cudurka COVID-19 qaba, kun sugan isbitaalka Milatariga ee Waler Reer ayaa xalay soo duubay muuqaal…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta safarkiisii ugu horreeyay uga dhoofay magaalada Muqdisho, kadib markii uu…
Waxaa laga cabsi qabaa inuu cudurka Coronavirus soo laba kacleeyo degaanada Soomaalida, kadib markii dunida oo dhan uu saameyn xoog…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay weerar loo adeegsaday Bam gacmeed oo xalay lagu qaaday goob ay ciidamada amniga ku…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa nuxur la’aan ka dhigay xukuumadda cusub iyo Golaha Wasiirada ee uu soo dhisayo Ra’iisal…
Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay in xilli Doorasho la galay, isagoo soo saaray Faafinta…
Waa haweeney 31 sano jir ah oo jecel inay is qariso oo aysan warbaahinta kasoo muuqan, waxayna gacan-yare u tahay…
Garyaqaan Cabdullaahi Maxamed Jimcaale oo sheegay inuu yahay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa uga digay Ra’iisal wasaaraha cusub inuu…
Waxaa durba bilowday ololaha doorashada 2020/2021 kadib markii madaxda dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada ay soo saareen habraacyada iyo shuruudaha…
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa safar aan lasii shaacin ugu dhoofay saaka magaalada Muqdisho, isagoo gaaray magaalada Jubba eed dalka…
Beesha Eylo-jafaay ayaa shaacisay in kursigii ay ku lahayd Baarlamaanka Federaalka ay muddo 8 sano ah si koob ah ku…
Gudddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Itoobiya ayaa shaaciyey inay furan tahay tallaabo milatari oo laga qaado Dowlad goboleedka Tigrey, haddii…
