Browsing: Somali
Sii-haya Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa si buuxda u taageeray heshiiska Doorashada ee Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxda…
Ciidamada Amniga ee degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay Nin la sheegay inuu doonayey inuu Hoobiye ka tuuro…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka C/weli Ibraahim Muudey ayaa ka hor yimid Heshiiska Doorashada ee madaxweynaha Soomaaliya iyo…
Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ayaa goor dhoweyd shaaciyey in kulan wadajir ah oo labda Aqal ay cod ugu…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed ayaa kulan Casho sharaf ah ugu yeeray xildhibaannada labada Gole ee kasoo jeeda Beesha…
Meydka marxuum C/llaahi Warsame ayaa laga soo saaray goob ay ku aaseen ciidamada Kenya, waxaana lagu soo bandhigay bannaanbax ka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbad u jeediya fadhiga 75-aad ee Golaha Guud ee Q/Midoobay, iyagoo uu fadhiga guddoominayey…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay afhayeenkiisa cusub ee agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya.
Taliska Ciidamada Kumaandooska ee Danab weerar ku qaaday weeraray degaanka Mubaarak ee gobolka Shabellada Hoose oo howlgal qorsheysan ay ka…
Hay’ada lacagta Adduunka ee IMF ayaa shaacisay in Soomaaliya ay ka gudubtay wajiga koowaad ee wadahadalka heerkiisu sareeyo ee dhameestirka…
Nafaafadda Caasimada Muqdisho ayaa aad u liidata iyadoo maamulka Gobolka Banaadir oo dhaqaale badan canshuur ahaan uga qaada dadka uu…
Akhriso taariikhda Madaxweynaha cusub ee Maamulka Tigreega Itoobiya iyo Maamulkaasi oo laga cabsi qabo inuu Itoobiya ka go’o
Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo shalay codka kalsoonida ka helay Baarlamaanka Federaalka ayaa isla xalay bilaabay…
Waxaa maanta Maxkamadda Gobolka Banaadir maanta la hor geeyay Ragga ku eedeysan kiiska Marxuumad Xamdi Maxamed Faarax oo 11-kii bishan…
Kadib markii baraha bulshada lagu baahiyey sawirro ku saabsan musharaxnimada guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari)…
Ra’iisal Wasaare Rooble oo Go’aan ka qaatay Qodobkii ugu muhiimsanaa ee Cabsida laga qabay (Akhriso)
Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa laga soo xigtay go’aan ku saabsan xilliga xukuumadiisa iyo sida uu…
Waa markii ugu hroeyay ee C/raxmaan C/shakur uu tago Villa Somalia intii ay dowladda Madaxweyne Farmaajo weerar ku qaaday Gurigiisa…
Ururka Qareenada Soomaaliyeed ayaa shaaciyey inay Dacwad Maamul kusoo oogayaan Sii-hayaha Wasiirka Maaliyada xukuumadii dhacday ee C/raxmaan Ducaale Belye iyo…
Waxaa la filayaa inuu Ra’isal wasaare cusub dib u magacaabo tiro badan oo ka mida Golihii Wasiirada xukuumadii Xasan Cali…
Ninkan waxaa lagu soo eedeeyay inuu muddo dheer Sixirka ku shaqeysan jiray oo dhibaato ku hayey Qoysaska
