Browsing: Somali
Saaxiibada Caalamka ayaa soo dhoweeyay dib u bilaabashada wada-hadalka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo shanta Dowlad Gogoleedyo ee…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya C/weli Ibraahim Muudey ayaa si kulul oo adag uga hadlay Sharciga Dembyada…
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa shaaciyey inay tiro ka mida maleeshiyada Alshabaab ku laayeen weerar qorsheysan oo ka dhacay degaanka Bariirre…
Wararkii ugu danbeeyay kiiska dilka iyo kufsiga Marxuumad Xamdi Maxamed Faarax oo Jimcihii ka dhacay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho…
Kulanka 26-aad Kalfadhiga 7-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta furmay, iyadoo ay soo xaadireen 141 xildhibaan.
Waxaa maalintii labaad galay magaalada Muqdisho shirka Wadatashiga Arrimaha Doorashada dalka 2020/2021, oo ka socda xarunta Madaxtooyada ee Villa Somaliya.
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay horjooge ka tirsan Alshabaab oo si weyn caan uga…
Waxaa isa soo taraya warar ku saabsan in faragelin lagu hayo kiiska dilka iyo kufsiga la sheegay in loo geystay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magaalada Muqdisho ka furay maanta shirkii go’aan ka gaarista Doorashooyinka dalka oo ay ka…
Safaaradda Mareykanka ayaa shaacisay in Safiirka dalkaasi u fadhiga Soomaaliya uu kulan la yeeshay madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo…
Shirkii wadatashiga arrimaha Doorashada ee dhammeystirka Heshiiskii Dhuusamareeb III ayaa duhurnimadii maanta ka furmay xarunta Madaxtooyada Villa Somalia.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dad careysan oo isugu soo baxay Daartii lagu kufsaday gabar dhalinyaro ,…
Kadib markii uu Ra’iisal wasaarihii hore ee xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ku dhawaaqay inuu si rasmi ah ugu taagan…
Alshabaab ayaa soo bandhigtay diyaarad Drone oo nooca wax basaasa ah, taasoo ay sheegeen inay leeyihiin ciidamada Mareykanka ee fadhigoodu…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa digniintii ugu cusleyd abid u jeediyey Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron oo xiisad weyn ay…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa soo saaray Bayaan ku saabsan xaaladda siyaasadda ee dalka iyo go’aan…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Keyre ayaa goor dhoweyd shaaciyey war culus oo ku saabsan mustaqbalkiisa siyaasadda Soomaaliya.
Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa galabta maqribnimadii dib ugu laabtay Magaalada Muqdisho, kadib safar degdeg ahaa oo uu…
Ciidamada Boolsika ayaa ka warbxiiyey kiiska kufsiga iyo dalka Dhibane Xamdi Maxamed Faarax oo xalay lagu kufsaday, laguna dilay magaalada…
Xog dheeraad ah ayaa laga helay fal naxdin leh oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii meydka Gabar dhalinyaro…
