Browsing: Somali
Hoggaamiyaha Xisbiyada Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hor yimid warka kasoo yeeray Guddiga Doorashooyinka Qaran ee dalka, isagoo sheegay…
Guddiga Doorashada Madaxda Bannaan ee Qaranka oo maanta ho tegay Baarlamaanka Federaalka ayaa shaaciyey in Doorashada dalka laga qabto a…
Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd cod loo qaaday xeerkii metalaadda Gobolka Banaadir, iyadoo loo ansxiyey inuu 13 xubnood…
Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa dadaal dheeraad ah ku bixiyey in xildhibaannada Beeshiisa aysan u codeyn metelaadda…
Kulanka xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa lagu wadaa inuu goor dhow furmo, iyadoo ajendayaasha maanta ay looga doodayo ay yihiin kuwo…
Iyadoo ay taagan tahay xaalad ka dhalatay dooda xildhibannada Baarlamaanka ka yeesheen metelaadda Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare ayaa waxaa…
Midowga Afrika ayaa dhex galay xiisada ka dhex taagan dalalka Itoobiya iyo Masar ee ka dhalatay biyo-xireenka weyn ee Itoobiya…
Guddoomiyaha Guddiga Qaran ee Doorashooyinka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ayaa Berri laga sugayaa inay hortagto Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo hore u…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in wasiir ka tirsan maamulka Galmdug uu ku dhaawacmay dagaal beeleed ka qarxay…
Safiirka Soomaaliya u jooga dalka Itoobiya ayaa si aan hore loo arag u taageertay dhismaha biyo-xidheenka webkiga Nile-ka Itoobiya oo…
Madaxweynaayaasha Puntland iyo Galmudug Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa kulankoodii ugu horeeyay ku yeeshay magaalada Gaalkacyo.
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa si buuxda u taageertay go’aankii guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi ee ku saabsanaa in wax…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda furitaanka xarumo la dayactiray oo dib loo furayo, iyadoo furitaankeeda uu ka qeyb galayo Madaxweyne…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox dabley ah ay weerar ku dhaawaceen weriye ka howlgala caasimadda.
Madaxweyanaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ayaa muuqaallo cajiib kusoo bandhigay Madaxtooyada, isagoo ka hadlay qiimaha xuska Todobaadka Xorriyadda…
Waxaa furmay kulanka 9-aad Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka mida kalfadhiga 7-aad, iyadoo lagu waday in…
Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa beenisay in la beddelay Ambassador Donald Yamamoto, sida uu sheegay Afhayeen u hadlay safaaradda.
Iyadoo dood ku saabsan metelaadda G/Banaadir ee Aqalka Sare ay ka socoto Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya…
Wararka laga helayo Guddoonka Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegaya inay maanta ka cabsi qabaan inuu qalalaase ka dhaco kulanka saddexaad ee…
Doowlada Soomaaliya ayaa sheegtay maraakiib gaaryesa 112 oo laga leeyahay Iran oo si sharci darro ah uga kalluumeysta Baddaha Soomaaliya.
