Browsing: Somali
Kulan ay maanta yeeshan Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta iyo qaar ka mida Culimada Soomaaliyeed ayaa soo saaray amarro lagu…
Wasiirka Cadaallada oo Amray in Degdeg loo banneeyo Dhul uu bixiyay Guddoomiyaha G/Banadir (Akhriso)
Qoraal kasoo baxay Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka xukuumadda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa lagu maamnuucay isticmaalka, Boobka iyo Dhulka iyo…
Madaxda dalalka IGAD ayaa maanta yeeshay shir ku saabsan halista cudurka COVID-19 iyo sida ay isaga kaashan lahaayeen dalalkaasi, isuna…
Sheekh Cali Wajiis oo ka mida culimada waaweyn ee dalka ayaa beeniyey war laga faafiyey oo ku saabsan cudurka Coronavirus…
Taliyaha ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Gen. Mahad C/raxmaan Aadan ayaa ku eedeeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir inuu dhagax dhigay dhul ay leeyihiin…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray wareegto uu xilka uga qaaday kuna magacaabay Taliye ku-xigeenka Qaybta Booliska Gobolka…
Madaxda dalalka IGAD ayaa shir ka yeelanaya xaaladda cudurka COVID-19 iyo sidii ay isaga kaashan lahaayeen dagaalka lagula jiro.
Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay xalay magaalada Garowe iyo…
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo koox dabley ah ayaa dagaal ku dhex maray suuqa ugu weyn magaalada Muqdisho ee Bakaaraha.
Kulan degdeg ah oo ay xalay yeesheenMadaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Ku-xigeenkiis Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) iyo Guddiyada Amniga iyo…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ugu baaqay dadweynaha caasimadda Muqdisho inay joojiyaan isu imaatinka Hoteelada iyo maqaayadaha, siiba kuwa ku yaalla…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya inuu caawa isbitaalka magaaladaasi ku geeriyooday Guddoomiyihii Gobolka Nugaal Cabdisalaan Xassan Xirsi (Gu’…
Alshabaab ayaa war kasoo saartay goor dhoweyd qarax is-miidaamin ahaa oo caawa ka dhacay magaalada Garowe ee xarunta maamul Goboleedka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax is-miidaamin ahaa oo caawa fiidkii ka dhacay caasimadda maamulka Puntland ee magaalada Garowe.
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegyaa inuu qarax caawa ka dhacay magaalada.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan, isagoo magacaabay Guddoomiye cusub.
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in halkaasi lagu aasay qof ka mid ahaa dad loo karaantiilay Coronavirus oo…
Iyadoo Qaaradda Yurub uu si weyn ugu fidayo Cudurka Coronavirus ayna dhimashada gaartay in ka badan 20,000 qof ayaa sidoo…
Xuuthiyiinta dalka Yeman ayaa shaaciyey inay weerarkii ugu weynaa ku qaadeen caasimadda Sacuudiga ee Riyaad iyo magaalooyin kale, kadib gantaallo…
Koox dabley ah ayaa magaaalada Boosaaso maanta ku dishay sarkaal ka tirsanaa ciidamada canshuuraha Berriga ee maamulka Puntland.
