Browsing: Somali
Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer sagootin ah ugu tegay ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo loo diyaariyay…
Xildhibaankii labaad ee ka mida xildhibaannada ay soo xushay Ahlu suna oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa qaatay aragti ka…
Alshabaab ayaa shaacisay inay xukun dil toogasho ah ku fulisay 3 nin oo ay ku eedeeyeen inay ka tirsan yihiin…
Qoraal kasoo baxay madaxii xukuumadda Ahlu suna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa lagu eedeeyay dowladda Federaalka inay afduubatay Geedi-socodkii…
Musharax cusub ayaa si lama filaan ah ugu soo biiray tartanka xilka Madaxweynaha Galmudug, kaasoo xilliyadii ugu danbeeyay is sharxay.
War kasoo baxay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa shaacisay in la hakiyey codsiyada dalbasahda Baasaboorka Somaaliga muddo dhowr maalmood…
Shir aan caadi ahayn ayey maanta yeesheen Golaha Wasiirrada xukuumadda Soomaaliya, iyadoo looga hadlay arrimaha deyn cafinta oo dowladda Norway…
Maamulka Puntland ayaa joojiyey xil wareejinta xafiiska Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ee magaalada Garowe kadib markii dowladda Soomaaliya ay…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa kala dirtay maamulkii Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Gobolka Banaadir oo dhowaan ay soo baxeen warar ku saabsan…
Faahfaahin dheeraad ayaa kasoo baxeysa helayaa Qarax Gaari oo ka dhacay degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho, kaasoo geystay qasaare isugu…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa maanta shahaadada musharaxnimo ee xilka madaxweyne ku xigeenka Galmudug guddoosiiyey Musharax…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Somaalya Xasan Cali Khayre ayaa telefoon u diray Madaxweyne ku xigeenka dalka Turkiga, isagoo uga tacsiyadeeyay dhibaatadii ka…
Hoggaamiyaha Ahlu suna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa la yimid dalab cusub oo ku saabsan in xil sare laga…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in ciidamada Booliska ay gacanta kusoo dhigeen Oday xalay magaaladaasi ku dilay wiil…
Qoraal kasoo baxay Afar musharax oo sheegay inay u taagan yihiin xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu sheegay inay ka qeyb…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laag helayaa qarax lala beegsaday ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku safrayey jidka isku xira Balcad iyo…
Allaha u naxariistee waxaa Galabta magaalada Jigjiga ee maamulka Soomaalida Itoobiya ku geeriyooday Hobolkiicaanka ahaa ee Daa’uud Cali Masxaf.
Haweneey ganacsato ah oo lagu magacaabo Ayaan Bedel Cilmi ayaa ku eedeysay wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaalya iyo agaasime ku…
Kumanaan qof ayaa isugu soo magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq iyagoo dalbanaya in ciidamada Mareykanka ay ka baxaan dalkaasi.
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa warbaahinta u dusiyey muuqaal ay ka duubeen gabadhii Amal Nuur Cusmaan ee ka baxsatay xarun…
