Browsing: Somali
Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Jen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa beeniyay warar looga faafiyey baraha bulshada oo ku saabsan inuu xoog…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa cadaadis cusub saaray ku xigeenkiisa maamulka iyo Maaliyadda, kadib…
Alshabaab ayaa shaacisay magacyada iyo beelaha ay kasoo jeedaan laba ka mida dableydii weerartay hotelka SYL ee magaalada Muqdisho 10-kii…
Wararka laga helayo degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in saaka aroortii salaadii subax kadib ay maleeshiyo ka tirsan…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre aya magaalada Geneva kula kulmay Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan oo ay ka wada…
Guddoomiyaha xisbiga uu hoggaamiyaha u yahay Wadaadka u xiran dowladda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa maanta lagu xiray…
Guddiga uu dhowaan magacaabay Madaxweynaha Soomaaliya ee Wada-xaajoodka iyo Dhab u heshiisiinta Somaliland ayaa isagoo aan shaqo toos ah bilaabin…
Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya iyo Taliyaha ciidamada Xoogga dalka ayaa ka jawaabay su’aalo adag oo laga weydiiyey sababta ilaalada xildhibaannada…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo kadib markii uu muddo saddex toddobaad ah…
Xarunta Baarlamaanka Federalka waxaa goor dhoweyd ka furmay kulan ay xildhibaannada Baarlamaanka su’aalo ku weydiinayaan wasiirkii afraad ee hor yimaada…
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay inaysan wax dood ah ka taagneyn in haweenka ay ka wanaagsan yihiin…
Waxaa mar kale waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho lagu xiray kaamerooyin cusub oo dhinaca amniga qaabilsan, kuwaasoo lagu arkay isgoysyada…
Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukun ku riday Nin Oday ah oo lagu eedeeyey…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar bam oo lagu qaaday Saldhig Boolis oo ku yaalla magaalada Gaalkacyo ee Gobolka…
Duqa magaalad Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) iyo dhiggiisa Magaalada Dooxa ee Dalka Qadar Jamal Madar ayaa heshiis lagu mattaaneynayo…
Sheekh Xasaan Xuseen Adam oo ka mida culimada degan dalka Kenya ee sida loogu yaqaan mowqifyadii adag e dhinac diinta…
Wasiirka warfafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta lagu wadaa inuu hor tago xildhibaanada Golaha Shacabka, kadib markii…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo dib ugu laabtay magaalada Garowe, kadin saddex toddobaad oo uu ku maqnaa dalka Imaaraadka…
Ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA ayaa howlgal ay ka fuliyeen Gobolka Gedo kadib soo bandhigay dhalinyarro lagu soo qabtay…
Maxkamadda Alshabaab ee Gobolka Sh/hoose ayaa xukun dil ah ku fulisay nin lagu eedeeyay in lagu helay fal faaxisho ah,…
