Browsing: Somali
Maamulka Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyey qasaaraha ay dhaliyeen roobab dabeylo wata oo ka da’aya degaano ka mida maamulkaasi.
Askari Sacuudiga u dhashay oo duuliyenimo loogu tababarrayey dalka Mareykanka ayaa geystay weerar uu ku dilay saddex qof oo Mareykan…
Ciidamada Booliska Kenya ayaa shaaciyey qasaaraha weerarkii Alshabaab ku qaadeen Bas marayey degaanka Katulo iyo Wargaduud ee Wajeer ee Waqooyi…
Maxkamadda Drajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa eedeysanayasha kala ah Xasan Muuse Warsame iyo Xasan Xuseen Maxamed oo ka…
Al-shabaab ayaa sheegatay weerar lagu qaaday Bas dadka qaada oo isaga gooshayey egaano ka tisan magaalooyinka Wajeer ee Waqooyi Bari…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo dhex uga jira dood ka dhalatay hadal uu jeediyey dalka Jarmalka oo xadiis ka sugan…
Sheekh Daahir Aw-Cabdi oo ka mida culimada waaweyn ee degaanada Puntland, fadhigiisuna yahay magaalada Boosaaso ayaa ka hadlay arrinta guuxa…
Dowladda Soomaaliya ayaa iska fogeysay u eedeyn uga uga timid siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo sheegay inay soo abaabushay hadal uu…
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ah wadaad u xiran dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahi ka bixiyey xabsi guriga uu ku jiro…
Ciidamada Booliska ee Kenya ayaa maanta xabsiga u taxaabay Duqii caasimadda magaalada Nairobi, ee dalka Kenya Mike Sonko, kadib markii…
Siyaasiga C/raxamaan C/shakuur Warsame ayaa ka jawaabay baaq kasoo yeeray Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ugu baaqay inuu ka towbad…
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mida culimada waawen ee Soomaalida ayaa ugu baaqay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame inuu ka…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa hoygiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya.
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa mar kale ka jawaabay hadal kasoo yeeray Wadaadka Xasan Daahir Aweys oo ku saabsanaa gefkii…
Warbaahinta Alshabaab ayaa lagu faaqiday arrinta taagan ee ku saabsan siyaasiga C/raxmaan C/shakuur oo faalso ama wax aan jirin ku…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu halkaasi ka qarxay dagaal xoog leh oo u dhaxeeya maleeshiyo kasoo kala…
Guddoonka Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay xilliga ay baarlamaanka hor imaanayaan wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya oo mooshinno laga keenay…
Waxaan rabaa dadka Soomaaliyeed inaan la wadaago taariikhda doorashooyinka ee dalkeenna. 1964tii dalka Soomaaliya waxaa laga qabtay doorasho iyadoo dalku…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyay inay Sheekh Xasan Daahir Aweys oo u xiran u ogolaatay inuu…
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo u xiran dowladda Soomaaliya, kana mida culimada aasaasay maxkamadihii islaamiga, Xisbul Islaam, kadibna Alshabaab ku…
