Browsing: Somali
War goor dhoweyd soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Amniga magaalada Muqdisho ay caawa toogasho ku dileen nin Bistoolad ku…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay maqribnimadii Caawa toogasho ku dileen Taliyihii ciidamada Nabadsugidda Gobolka…
Guddoomiyhii hore ee degmada Diinsoor ee Gobolka Bay ayaa dagaal looga saaray degmada, kadib markii uu diiday inuu xilka wareejiyo,…
Maxkamadda Sare ee dalka oo maanta u fariisatay dhageysiga dacwad Xisbiga Himilo ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed…
Dagaal ka dhashay muran dhul ayaa maanta ka dhacay degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho, wuxuuna dagaalkaasi dhex maray ciidamada Booliska…
Maxkamadda Sare ee dalka ayaa maanta u fariisatay dacwad u dhaxeysa Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore Shariif…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay goor dhoweyd xireen xarunta weyn ee Telefishanka HornCable, magaalad…
Wararka Laga helayo gobolka Baay ayaa sheegaya in saaka ay ciidamada K/Galbeed weerar ku qaadeen Guriga Guddoomiyihii degmada Diinsoor ee…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa oo xiisad ka taagan tahay ayaa sheegaya in goor dhoweyd rasaas laga maqlay magaalada, isla…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa sheegaya in xaaladda ay caksan tahay kadib baaq uu soo saaray xisbiga…
Kooxda UN Monitoring Group ayaa soo saartay warbixinteeda sanadlaha ee ku saabsan Soomaaliya, iyadoo ay kooxdu warbixinteeda kusoo dartay beegsiga…
Qeybtii afraad ee ciidamada Gorgor ayaa tababar loogu qaaday maanta dalka Turkiga, iyadoo halkaasi kusoo qaadan doona leyli loo carbinayo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar ku qaadeen ciidamo ka tirsan dowladda…
Ra’iisal wasaraha xukuumadda Somalia Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo socdaal aan hore shaacin ku jooga dalka Qatar…
Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ayaa la wareegtay degaanka Gacan-maroodi oo dhinaca waqooyi ka xigaa degmada Yubbe ee gobolka Sanaag oo…
Alshabaab ayaa shaacisay magacyada mas’uuliyiin ka tirsanaa maamulka Jubaland una qaabilsanaa degmada Beledxaawo oo isu dhiibay, iyadoo lagu soo bandhigay…
La-taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ee dhinaca amniga Cabdi-Siciid Maxamed Cali ayaa ku eedeeyay dalal waaweyn oo saaxiib la ah Soomaaliya inay…
Wakiilada Beesha Caalamka ee qaabilsan Arrimaha Soomaaliya ayaa War kasoo saaray heshiiskii caadiyeynta xiriirka Soomaaliya iyo Kenya oo madaxweynayaasha labada…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hadlay kulankii dhowaan dhex maray madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo hoggaaminaya…
Ciidanka amniga ayaa soo bandhigay labo dabley ah oo ka tirsan Al-shabaab, kadib markii lagu qabtay dagaal toos ah oo…
